aad ayaan uga helay beejka heesah kulmis waxa aan dhagaysta malin walbo waa beejka kaliya aan ku kalsoonahay in ka heli karo hees walbo oo maanta aan jeclahay anigoo ah motpha oo ku nool dalka switzerland marka aan shaqada kasoo baxo waxaan dhagaystaa beejka heesah kulmis marka aad ayaan idin kuugu mahad celinayaa hoosha aad noo gasheen hadaa tihiiin dadka ku xeel dheer heesah raadintooda kuwi hore kuwi dhexe kuwi dambo intaba waxaan idin leeyahay howl wacan waad mahadsanthiin |