c risaaq adaawe, Cadaawe.. Insha Allah hadii aan helno heesahiisa qaar ka mid ah waan soo gelin doonaa..Muuse Ismacil Qalinle. Waa fanaan weyn, laakin waxaan ka xunahay in aana heesahiisa weli helin. Hadii aad hesho, nagu saacid, ku soo dir ezmacil@gmail.com Mahadsanid |