Make it your homepage  |  Add to Favorites  |  RSS 2.0
About us  |  Feedback
Search: Advanced Search
Register online
Login

 
 
 
  Forgot password?
Navigation

Latest User
lbb1977
hameyka
maadi
deeq
hurguf
ottebiiz
sharif007
Libax
Zahruun
nadirmaria

News Archive


Last Comments
Author:
Article: Somali Instrumentals Part 8
Author:
Article: Xulka Heesaha 2009 - Downloads
Author:
Article: Waayaha Cusub - Jacayl
Author:
Article: Omar Dhuule Collection 1
Author:
Article: Omar Dhuule Collection 1
Author:
Article: Samir - iyo Codadkii Gulled Ahmed ft Fartun Omar 2010
Author:
Article: Xulka Heesaha Cusub ee Qoomaal
Author:
Article: Duniya Ahmed Baraxow
Kulmis Media » Heeso » Abdi Samat - Nabsi
 
Heesahii ugu danbeyey Random Albums Last Added Articles
» Samir - iyo Codadkii Gu ...
» Xulka Heesaha Cusub ee ...
» Ilka case - koraad 2010
» Xulka Heesaha farhan Sh ...
» Hussein Shire Jamac
» Kulmis Mix Part 5
» Abdulkhadir Juba - Jubb ...
» Qeylodhaan
» Abdirasaaq Gaas - Hamba ...
» Qadro Daahi iyo Qurux
» African Star
» Super Khalid - Gacal
» Salim S. Salim
» Abdi Maaxi Munye - Bacm ...
» Jihaan iyo Abdirizaak
» Xulka Heesaha Qaboow 20 ...
» Anba Waa ku Jeclahay..!
» Abdulqadir Kaskey 3
» Abdi Diini Nugaal
» Webcam midab takoore ah
» Qosol ma u baahan tahay ...
» Jini maa ahay.. miraaya ...
» A bike worth buying.. !
» Can your Haliiimo chage ...
» Bisado Marqaan ah!
» My best friend..
» Can You Guess What's W ...
» Funny Photoshop Picture ...
 
» H.Qaboow 2009
» Xulka Kulmis
» Xulka F. Fiska
» Xulka Qoomaal
» Waayaha Cusub
» Kulmis Col. 4
» Dhuule Col. 2
» Dhuule Col. 3
» Fartuun Birimo
» Duniyo A Baraxoow
» Gulled Ahmed
» Salim S. Salim
» Farxad iyo Mandella
» Kaskeey
» Diin Ali Omar
 

» Category: Heeso | Posted: admin | 31 May 2009 | Views: 3967 Comments (5)
Abdi Samat Iyo Albumkii Nabsi








Abdi Samat - Axdi
Abdi Samat - Bada iney
Abdi Samat - Damac Jeceyl
Abdi Samat - inaan weli ku jeclahay
Abdi Samat - Jamaadeey

Related: Rate This Please. Share Please.
  • Abdi maaxi muunye - jiija
  • Abdi Nuur alaleh
  • Abdi Maaxi Munye - Bacmadoow
  • Abdi Janan Qays
  • Abdi Hasan Dige
  • abdi kumi barasho
  • Mahiigaan - Abdi fanah
  • Abdi Nur Salax
  • Abdi Diini Nugaal
  • Abdi Tahliil Kaban
  •  (Votes #: 23)
    Share/Bookmark
         
    Printable version | [Top]
    Dear visitor, you entered the site as unregistered user. We encourage you to register or enter the site under your name. Otherwise, you can not see certain files such as links to files, or some pictures, videos, or music files.
      
    Ma iska diiwan gelisay Kulmis? Hadii aad aqrineyso Qoraalkan, waxa ay u badan tahay in aadan iska diiwan gelin ama log in aadan ku sameyn. Iska diiwan gelinta waa sahal hadii adan hore u sameyn. La soco in maqalada qaar ama heesaha qaarkood aysan kuu soo baxayn hadii aadan iska diiwan gelin. Fadlan iska diiwan geli hada, adigoo riixaaya Halkaan Mahadsanid



    1 By: yusuf (11 June 2009 06:05)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    aad ayaad u wacan tihiin wanaan kahelay habka aad wax uwadaan

    Quote | |
     

    2 By: khadro (21 July 2009 22:52)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    hi

    Quote | |
     

    3 By: rashka (31 August 2009 11:19)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    cabdi samad waad mahadsantahay walaale hadaad fanka ku soo biirtay isku day inaad qaado heeso cusub oo laga dhaxalo fikrad cusub iyo waaya aragnimo cusub ama iska daa alaha kaaga kaal meeye asaga dhan bro

    Quote | |
     

    4 By: maxamed (16 October 2009 08:26)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    Jacayl kala awood weyne
    kii iilka dhigay qays
    laylana ag seexshaa
    ana igu abuurmoo
    oogaduu ku faafoo
    diiday inaan adkaysto
    iikaa asqeyoo igu kaa
    eryaayee ogow naftaa
    kuu ooman adigeee hee
    imisaa adoo kale arji
    ila timadoo oofin maayo
    aan idhi awadaa uu joojee
    wadnahay i ololeyee ii dhigo
    abaalo arintayda meel mari

    Axdi been lama galoo
    wacad lama ilaawoo
    ruuxii ku aaminaa
    lagama indhasaabtee
    afar sano iyo dheraad
    arimahaan dhisaynee
    aan is idhi idlaadeee
    wadiigii firdheeyee
    ogow naftaa kuu
    ooman adigee imisaa
    adoo kale arji ila timidoo
    oofin maayo aan idhi
    awadaa u joojee
    wadnahay i ololeyee ii dhigo
    abaalo arintayda meel mari

    Ma ogtahay aduunyada
    rabi inuu ku uumaay
    hablo kaa asluub wacan
    ee kaa ilwaad qurux
    ama aynigaadaa ana
    aanan ka oodneyn
    waadigan i agmaraye
    sidaan ahayba eegine
    ogow naftaa kuu
    ooman adigee imisaa
    adoo kale arji ila timidoo
    oofin maayo aan idhi
    awadaa u joojee
    wadnahay i ololeyee ii dhigo
    abaalo arintayda meel mari



    Quote | |
     

    5 By: samiira (4 November 2009 15:46)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0

    maxamed Jacayl kala awood weyne
    kii iilka dhigay qays
    laylana ag seexshaa
    ana igu abuurmoo
    oogaduu ku faafoo
    diiday inaan adkaysto
    iikaa asqeyoo igu kaa
    eryaayee ogow naftaa
    kuu ooman adigeee hee
    imisaa adoo kale arji
    ila timadoo oofin maayo
    aan idhi awadaa uu joojee
    wadnahay i ololeyee ii dhigo
    abaalo arintayda meel mari

    Axdi been lama galoo
    wacad lama ilaawoo
    ruuxii ku aaminaa
    lagama indhasaabtee
    afar sano iyo dheraad
    arimahaan dhisaynee
    aan is idhi idlaadeee
    wadiigii firdheeyee
    ogow naftaa kuu
    ooman adigee imisaa
    adoo kale arji ila timidoo
    oofin maayo aan idhi
    awadaa u joojee
    wadnahay i ololeyee ii dhigo
    abaalo arintayda meel mari

    Ma ogtahay aduunyada
    rabi inuu ku uumaay
    hablo kaa asluub wacan
    ee kaa ilwaad qurux
    ama aynigaadaa ana
    aanan ka oodneyn
    waadigan i agmaraye
    sidaan ahayba eegine
    ogow naftaa kuu
    ooman adigee imisaa
    adoo kale arji ila timidoo
    oofin maayo aan idhi
    awadaa u joojee
    wadnahay i ololeyee ii dhigo
    abaalo arintayda meel mari

    afkaada caano lagu qabay wll thnks yaah aad uga helnay heesahaaga maansha allah aa tahay hadee heeso kalene noo qaad walaalo

    Quote | |
     
    » Add comments
    Your Name:
    Your E-Mail:

    Code:
    Include security image CAPCHA.
    update code
    Enter code:

     


    Top Hits
    Tags

    Popular Friends
    » Kulmis Media

    Now Online
    Polls
     

    All rights Reserved, Kulmis Media 2005 -2010
    Ads