Make it your homepage  |  Add to Favorites  |  RSS 2.0
About us  |  Feedback
Search: Advanced Search
Register online
Login

 
 
 
  Forgot password?
Navigation

Latest User
Zonguros
supposed1208
Posterilla
davidigoliaph
kjd74hdx
mrburco
rjjfj56c
lifelove89qlih
lifeloveql
anime-best.com

News Archive


Last Comments
Author:
Article: Sir Mohamud Omar iyo Heeso Xul ah
Author:
Article: Omar Dhuule Collection 1
Author:
Article: Diin Ali Omar - Qarni
Author:
Article: Farxiyo Fiska Hees Wadani ah
Author:
Article: Abdulqadir Kaskey
Author:
Article: Omar Dhuule Collection 2
Author:
Article: Yasiin Yare
Author: hafso
Article: Duniya Ahmed Baraxow
Author:
Article: Omar Dhuule Collection 2
Kulmis Media » Heeso » Xulka Heesaha Qaboow 2009
 
Heesahii ugu danbeyey Random Albums Last Added Articles
» Ikraan Caraale - Khadr ...
» Waving Flag - Somali Re ...
» Xulka Heesaha Cusub 201 ...
» Sir Mohamud Omar iyo He ...
» Yasiin Yare
» Xulka Heesaha Cusub 201 ...
» Mahamad Dhanged iyo Hee ...
» Xulka Heeso Cusub 2010, ...
» Samir - iyo Codadkii Gu ...
» Abdi Hasan Dige
» Beleweyne - Samater
» Xulka Heesaha 2009 - Do ...
» abba
» Xulka Heesaha Cusub ee ...
» Al Ceyn Sahra I Cise
» Farxaan Muuse Cige
» Caweys
» Kulmis Media Player oo ...
» Abdulqadir Kaskey
» Webcam midab takoore ah
» Qosol ma u baahan tahay ...
» Jini maa ahay.. miraaya ...
» A bike worth buying.. !
» Can your Haliiimo chage ...
» Bisado Marqaan ah!
» My best friend..
» Can You Guess What's W ...
» Funny Photoshop Picture ...
 
» H.Qaboow 2009
» Xulka Kulmis
» Xulka F. Fiska
» Xulka Qoomaal
» Waayaha Cusub
» Kulmis Col. 4
» Dhuule Col. 2
» Dhuule Col. 3
» Fartuun Birimo
» Duniyo A Baraxoow
» Gulled Ahmed
» Salim S. Salim
» Farxad iyo Mandella
» Kaskeey
» Diin Ali Omar
 

» Category: Heeso | Posted: admin | 2 July 2009 | Views: 34907 Comments (38)
Xulka Heesaha Qaboow ee kulmis Mix May 2009











Xulka Heesaha Qaboow ee kulmis Mix May 2009

Xulka Heesaha Qaboow 2009   Abdirahman Koronto - Dawee nafteyda
Xulka Heesaha Qaboow 2009   Ahmed Saalah - Leylo iyo Qeys
Xulka Heesaha Qaboow 2009   Balmaxay
Xulka Heesaha Qaboow 2009   Boqol - Kuu wabariistee
Xulka Heesaha Qaboow 2009   Boqol Guunyo
Xulka Heesaha Qaboow 2009   Cosob iyo caleen
Xulka Heesaha Qaboow 2009   dhahar
Xulka Heesaha Qaboow 2009   Didi Naji- Waan Joogay
Xulka Heesaha Qaboow 2009   Fista - Hanti - Remix
Xulka Heesaha Qaboow 2009   Hoden
Xulka Heesaha Qaboow 2009   Iskaliji Aduukoo Dhan
Xulka Heesaha Qaboow 2009   Lagu guurihaa
Xulka Heesaha Qaboow 2009   Mohamed Deco- Mudan
Xulka Heesaha Qaboow 2009   Mustafa Karaama - Omane Jaceyl
Xulka Heesaha Qaboow 2009   Qurux Dumar
Xulka Heesaha Qaboow 2009   Sadaq Sayga - Jaceyl
Xulka Heesaha Qaboow 2009   Sadaq Sayga - Maogtahay
Xulka Heesaha Qaboow 2009   Super Khalid- GaCAL

Related: Rate This Please. Share Please.
  • Xulka Heesaha 2009 - Downloads
  • Sadaq Seyga - Jaceyl
  • Abdulkhadir Juba - Jubba 2009
  • Funny Photoshop Pictures
  • Miss Arab World
  • Anba Waa ku Jeclahay..!
  • Waz up .. dog!
  • Xulka Heesaha Farxiyo Fiska - Farhia Fiska
  • Bisad iyo Dooli
  • Xulka Heesaha Cusub ee Qoomaal
  •  (Votes #: 202)
    Share/Bookmark
         
    Printable version | [Top]
    Dear visitor, you entered the site as unregistered user. We encourage you to register or enter the site under your name. Otherwise, you can not see certain files such as links to files, or some pictures, videos, or music files.
      
    Ma iska diiwan gelisay Kulmis? Hadii aad aqrineyso Qoraalkan, waxa ay u badan tahay in aadan iska diiwan gelin ama log in aadan ku sameyn. Iska diiwan gelinta waa sahal hadii adan hore u sameyn. La soco in maqalada qaar ama heesaha qaarkood aysan kuu soo baxayn hadii aadan iska diiwan gelin. Fadlan iska diiwan geli hada, adigoo riixaaya Halkaan Mahadsanid



    1 By: admin (28 May 2009 16:09)
    Registered: 21.05.2009 | ICQ: -- |


    Group: Administrator
    Publications: 94
    Comments: 8
    [hide]Do please Rate if you you like this Special kulmis Collection 2009. Give 5 stars and it will be at the top of 20 Popular Songs/Albums. Thank you [/hide]

    | |
     

    2 By: hanad (22 June 2009 08:14)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waa hees aad umacaan koronto afkaaga caano lagu qabay waaaaaaaaaaaaaaaaw

    | |
     

    3 By: afgoye (9 July 2009 21:37)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    caleeeeeeeeeeeeeeeeyk koronto sxb waxaan arkaa inaad tahay qof dhalin yar ah hadana degen marka loo fiiriyo dhalinta kale waxaana kuu ra jeeynayaa bro howl wacan & heeso wacaan runtii waan ka helay hestaan degenaan ta aad u qaaday & tembadaada wanaagsan thnks boss

    | |
     

    4 By: mid ka mida alshabaab (15 July 2009 14:00)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    adeer munkar balaaran ayaad waddaan haddii aadan joojinina waan xeraysnaa webkan yaa ahlu shar

    | |
     

    5 By: qamarey_cadey (20 July 2009 13:03)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    waa hees macaan alla daayo fanaaniinta somaaliyeed

    | |
     

    6 By: ABTIGIIS (22 July 2009 19:01)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    waxaani waa khalade walaal joojiya ilaahay khayr haydinsiiye enshalah

    | |
     

    7 By: faarax (24 July 2009 13:51)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    walaal yaal waa idiin salaamay marka hore waxaa ku jirtaan waaqalad ee is kadhaaf waa i idiin tuugaahee ilaahle waxaa katuugtaa dibi dhaaf in sha alaah waxaa laga yaabaa inoo idiga cafoyo dibagaa ku jirteen ilaah wax dhibaayo mijiraan sidaa ogthiin ee ale haloo noqdo walaal yaal

    | |
     

    8 By: sagal___cadey (26 July 2009 09:24)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    ish calaa heeso masha Allah fanaaniinta somaliyeed Allah daayo
    wink [b][/b]

    | |
     

    9 By: gacal jaceyl (26 July 2009 17:47)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    fanka wax wanagsan mahan allah xagisa
    laakin dadka maxey uhesaan is weydiin
    kkkkkk
    iska daa

    | |
     

    10 By: ayuub (27 July 2009 07:46)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    alsha baabaka ayaga ayaaba dhiiga msulinka baneesay markaas ayuu fanaaninta soo maliyeed wax ka sheegaa fanaaninta waa qeeb kamid ah wacyigalinta

    fanaan u qaaliyaa uamada somaliyeed waan kusalamay koronto sxb cod macaan ayaad leedahay masha allaah ee waxaan kacod sanaa in aad ugu aqli celiso dhalinta laalumiyay oo la baxayday al shayaadiin al yuhuud

    fanka waa udhalasho eebo kusiiyay habeen lasakama qaadikaro

    | |
     

    11 By: ashiye (27 July 2009 15:08)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    waxaa codeyay abdi boqol yaa axsan fanan
    qarniya Digalada somali fananka uhaysta

    | |
     

    12 By: Faisal (27 July 2009 18:49)
    Registered: 23.05.2009 | ICQ: -- |


    Group: Administrator
    Publications: 25
    Comments: 4
    mid ka mida alshabaab,
    ABTIGIIS,


    Sorry, laakin hadi aad bogaan u aragtaan munkar, waxaa haboon in aad ka fogaataan oo meelaha qeyrka in uu ku jiro aad u maleyneysiin booqataan.


    Wabilaahi towfiiq.



    --------------------
    Zet nooit een komma, waar Allah een punt heeft gezet

    | |
     

    13 By: ABTIGIIS (8 August 2009 08:45)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    ha caytamin ee qurunka faraha kala bax

    | |
     

    14 By: ABTIGIIS (3 September 2009 06:53)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    QOF KASTA HALA JAHAADO HALKA UU KA SOO GAARO ALSHABAB OO AH AL SHAYDAAN WAA FARIIN DAD WEYNEU

    waxaan ahaan jiray mid ka mid ah alshabab lakin waan ka baxay

    | |
     

    15 By: AMIISH (7 September 2009 16:31)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    war mesha mel shabab isku dagashio miyaa kkkkkkk

    | |
     

    16 By: ilyaaaaaaaas ali (21 September 2009 04:27)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    waw maxaa halka kadhacaaya
    waxan doonayaa in an kubiiro fanaaninta da,ada yar
    ee aqayaarey garab halaa igusiiyo
    waxan doonayaa in aan kamid noqdo
    fanaaninta somaliyed
    waaa ilyas ali oo jooga muqdisho somalia
    waxab dhamantiin idin leeyahay ciid wanaagsan
    cidii doeysa in ay ila soo xirirto waxay
    igala sooxiriiri kartaa
    emailkan ilyaas224@hotmail.com
    ama tel.0025215571655
    aad ayaad umahadsan tahay

    | |
     

    17 By: gacal oman (7 October 2009 11:51)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    WAXAA DADKA USHEGAYA IN EY SIYAA DHALI YARADA DARAGIS MAANKA KA QADAYA ALSHABAB MARKA DIN & DARAGIS MEEL ISLAMA MARAN EE DHALI YARADA HA KA SO NOQDAAN KU WA HADA KA BANANE HA ISKA JIRAAN FARIINTA CULUMADA SOMALIYA

    | |
     

    18 By: nafta uroon (9 October 2009 19:54)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    daweey naftaydoo daadihi qalbiga mohamed umaaaaaaaaaaaaaac baby i love u4ever

    | |
     

    19 By: chambon (14 October 2009 06:33)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    bonjour; chrs frres; je n' sais pas cri somlin! sorry!
    mais j'aime beaucoup vos chansons!
    good! merci <mariechambon@gmail.com<
    babe chrs frrs!

    hello! how do you!
    bonjour les somalins chrs frres somalin!
    ilove musciques somalia!

    good ! le chansons gulled ahmed
    j'aime esc chansons
    il chanteur trs bien!

    j'aime chantuer avec il lui!

    love chansons de gulled ahmed!
    mais j'aimerai le contacts!
    please!
    mais je suis frnaaise et somalins!

    je suis en france et part fois je suis au maroc!
    moi aussi chanteur!
    en franais et un peu somalienne!
    je suis un fille
    je vouderai vous contacts!
    amical!
    my tlphoner 00212675391327< my skype sam chambon< my msn <mariechambon3@gmail.com<
    merci encore mes frres

    | |
     

    20 By: daacad (15 October 2009 13:45)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    wow waxaas ayaa kaa heys ah sxb waxa tahay fanaan cod fiican lakain waxaan ku fiican in aan ku soo darto heesaha wadane ka ah walal in daas waa in ka dar daaran all fanaan

    | |
     

    21 By: AMNI (16 October 2009 22:32)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    love JACAYLKA wadban laha wadnaha kuqaban lahaa kalgacaylka [color=#CC0000][color=#CC0000]kobciban lahaa khaAlid cade iloveu mcn love feel [

    Wooooow webkan kulmis jacaylka bulshada ayuu kobciyaa &lamana ha kala maqana wuu is xasuusiyaa wow shaqa wacan thnks

    | |
     

    22 By: faratelo (22 October 2009 15:52)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    nimco dareen


    waxaan ku jeclaaday nolashadhabtaha ayuu kahadlaa wabkaan
    waa run sheegaha nolosha

    | |
     

    23 By: rajkumaar (27 October 2009 13:10)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    all fanaaniinta somaliyeed thnks

    | |
     

    24 By: Nadar Nuurka (31 October 2009 15:16)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    heesta caadi mahan alllaaaaaaaaa beeerka

    | |
     

    25 By: maxamed (17 November 2009 10:54)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    asc wan kusalamaya cafimad kawaran sxb

    | |
     

    26 By: C.ShAkUr (17 November 2009 20:06)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    cadi maha waleeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee dowlo reer karama

    | |
     

    27 By: sahra (22 November 2009 15:34)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    waxaa tahay wiil aad u degan una cod macaan laakin waxaan kugula talin lahaa codkaaga in aad u isticmaasho diinta alle alahana kaa madoobeeyo heesha alahana ku soo hanuuniyo walaale

    | |
     

    28 By: dheeg dheer (26 November 2009 08:28)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    wwwwwwwww keep going masha allah webkan cadi maha

    | |
     

    29 By: ayuub (28 November 2009 11:39)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    asxan fanaaniin aad baan idiinku hanbalyeynayaa ciid wanaagsan

    | |
     

    30 By: mahmed (7 December 2009 17:57)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    waxaan ini wediiye maxaad uga saarten asxaabta golaha sare ee kulmis shatki dadbadan aya hada ubahi qaba oo raba caroos iyo aniga aya ka mida inta ka faidestay hore inkasta oo aan ka guursan waxaan raba iniga oo iga raali ah marka hore waad ficnedeen lakiin hada daka kala bade ama calaf raba inte iska helayaan ma aqaano anu hada lakiin iniga yaan iniga war suga

    so celoya abowe meshi lagu kulmi jire wal,aah kulmis

    | |
     

    » Information
    Members of Guest cannot leave comments.
     


    Top Hits
    Tags

    Popular Friends
    » Kulmis Media
    » Isbarasho Furan

    Now Online
    Unknown: 5
    Guests: 13
    Members: - None Online
    Bots: Google Bot, MSN Bot, spider Bot, spider Bot, spider Bot, spider Bot, spider Bot, Google AdSense, spider Bot, MSN Bot, spider Bot, Google AdSense, spider Bot, MSN Bot, spider Bot, crawl Bot, spider Bot, Google AdSense, spider Bot, spider Bot

    20 last users: davidigoliaph, Zonguros, HashimYare, supposed1208, Posterilla, iyah, kjd74hdx, Creativelive, mrburco, duca, 123limon, azaa, rjjfj56c, lifelove89qlih, lifeloveql, YuraLmkh186, matxada, anime-best.com, uploadingru, Candymypost

    Polls
     

    All rights Reserved, Kulmis Media 2005 -2010
    Ads