Make it your homepage  |  Add to Favorites  |  RSS 2.0
About us  |  Feedback
Search: Advanced Search
Register online
Login

 
 
 
  Forgot password?
Navigation

Latest User
Zonguros
supposed1208
Posterilla
davidigoliaph
kjd74hdx
mrburco
rjjfj56c
lifelove89qlih
lifeloveql
anime-best.com

News Archive


Last Comments
Author:
Article: Omar Dhuule Collection 1
Author:
Article: Diin Ali Omar - Qarni
Author:
Article: Farxiyo Fiska Hees Wadani ah
Author:
Article: Abdulqadir Kaskey
Author:
Article: Omar Dhuule Collection 2
Author:
Article: Yasiin Yare
Author: hafso
Article: Duniya Ahmed Baraxow
Author:
Article: Omar Dhuule Collection 2
Kulmis Media » Heeso » Instrumentals » Somali Instrumentals Part 3
 
Heesahii ugu danbeyey Random Albums Last Added Articles
» Ikraan Caraale - Khadr ...
» Waving Flag - Somali Re ...
» Xulka Heesaha Cusub 201 ...
» Sir Mohamud Omar iyo He ...
» Yasiin Yare
» Xulka Heesaha Cusub 201 ...
» Mahamad Dhanged iyo Hee ...
» Xulka Heeso Cusub 2010, ...
» Samir - iyo Codadkii Gu ...
» Abdihakim Qamar
» Abdi maaxi muunye - jii ...
» Farxiyo Fiska Hees Wada ...
» King Khalid Nagma
» Duniya Ahmed Baraxow
» Hamza Yare iyo Heeso Xu ...
» Rajo Soundtrack
» Asad Aaden Haji Onkod i ...
» Cumar Dhuule
» Ikraan Caraale - Khadr ...
» Webcam midab takoore ah
» Qosol ma u baahan tahay ...
» Jini maa ahay.. miraaya ...
» A bike worth buying.. !
» Can your Haliiimo chage ...
» Bisado Marqaan ah!
» My best friend..
» Can You Guess What's W ...
» Funny Photoshop Picture ...
 
» H.Qaboow 2009
» Xulka Kulmis
» Xulka F. Fiska
» Xulka Qoomaal
» Waayaha Cusub
» Kulmis Col. 4
» Dhuule Col. 2
» Dhuule Col. 3
» Fartuun Birimo
» Duniyo A Baraxoow
» Gulled Ahmed
» Salim S. Salim
» Farxad iyo Mandella
» Kaskeey
» Diin Ali Omar
 

» Category: Heeso » Instrumentals | Posted: HashimYare | 9 September 2009 | Views: 13975 Comments (30)








Somali Instrumentals by Hashim Omar - Hashim Yare


Instrumentals 3 Adaa ii roon-Music Only
Instrumentals 3 Arooskena-Music Only
Instrumentals 3 Guurkiina Guur Kheyr
Instrumentals 3 Safiya-Music Only

Related: Rate This Please. Share Please.
  • Somali Instrumental Part 6
  • Somali Instrumentals 2
  • Somali Instrumentals Part 7
  • Somali Instrumentals Part 8
  • Somali Instrumentals Part 9 By HashimYare
  • Latest Site info
  • Asad Aaden Haji Onkod iyo dhibka nolosha aadamiga
  • Maseer - Filin Somali ah
  • abba
  • Kadafi XX Dogg - Somali Hip Hop
  •  (Votes #: 46)
    Share/Bookmark
         
    Printable version | [Top]
    Dear visitor, you entered the site as unregistered user. We encourage you to register or enter the site under your name. Otherwise, you can not see certain files such as links to files, or some pictures, videos, or music files.
      
    Ma iska diiwan gelisay Kulmis? Hadii aad aqrineyso Qoraalkan, waxa ay u badan tahay in aadan iska diiwan gelin ama log in aadan ku sameyn. Iska diiwan gelinta waa sahal hadii adan hore u sameyn. La soco in maqalada qaar ama heesaha qaarkood aysan kuu soo baxayn hadii aadan iska diiwan gelin. Fadlan iska diiwan geli hada, adigoo riixaaya Halkaan Mahadsanid



    1 By: jamac yare (13 September 2009 17:26)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    sxb hashim waan ku salaamay aad iyo aad waxaan kaga mahad celinayaa heesa aad noo soo tuntay markaa adoo mahadsan heeso kale oo sidan oo kale ah oon cod la heeyn ma noo soogalin kartaa ,sida heestii, dahar baan ku eeyn lahaa ,iyo waliba heesti, heesti cawale ,ismoog, iyo heestii .hanuuniye dallo .thanks my bro wakhtiga qaaliga ah eed noo hurtay ,frm jamac yare .

    Quote | |
     

    2 By: HashimYare (14 September 2009 13:23)
    Registered: 9.09.2009 | ICQ: -- |


    Group: Moderator
    Publications: 6
    Comments: 27
    waad salaamantahay jaamac yare, waan fahmay heesaha aad dalbatay, waana kuu garaacaya ramadanka kadib insha'allah, laakin heesta hanuuniye dallo ma fahmin ee heestan miyaa ( waan ku doonayaayo adiguna daraada)?.

    Hashim Yare

    Quote | |
     

    3 By: jamac yare (22 September 2009 20:20)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    hashim sxb ama ugaas waan ku salaamay sxb macaane heesta hanuuniya waa heestu waa heesti dallo aragti deydaay .sxb waxaan aad kaga mahad celinayaa sida wanaag san eed ii fahan tahay marka sxb adoo mahad san heesahaas isoo tun iyo hal hees oo kale waa heesta xassan markaan jiri jiray shani toban . ok boss waan ku sugayaa ciid mubaarak sxb igal soo xidhiidhi msn iyo e-mailkeeyga khadar_618@hotmail.com . thanks you bro

    Quote | |
     

    4 By: jamac yare (22 September 2009 20:53)
    Registered: 22.09.2009 | ICQ: -- |


    Group: Member
    Publications: 0
    Comments: 7
    sxb hashim waxaa jira heeso cusub oon qoray oon doonayay qof ii tuma marka kawaran hadii aan wada shaqeeyn sameeyno oo ii tumto laxankii anaa u sameeystay ee adiga waxaan karabaa sxb iin aad music in aad u sameeyso sxb waa sadex heesood oon aad u jeclahay aana doonayo in aan soo shaac bixiyo marka kawaran arintaas ,sxb rintii waxaan mudo deeydayaay niin dhalinyaro ah sida adiga oo kale oon xaga fanka ka kaashado marka sxb pal fikrada ka dho arintaas adoo mahad san , jawaab thanks

    Quote | |
     

    5 By: Zoomaali (25 September 2009 09:44)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    HASHIM YARE ,Salaamu Caleeykum . Ciid Mubaarak Brother , You Are So Tallented Maasha allah , Style kuu gooni ah ayaad leedahay , Waxaan Jeclaan Lahaa Hadii aa ii Tumi Karto Music XAMARI ah , Waxaana Jeclaan Lahaa inaan si Rasmi Ah aan kuula soo xariiro Hadii aad email isiin karto ama Telephone THANK YOU IN ADVANCE

    Quote | |
     

    6 By: HashimYare (27 September 2009 08:22)
    Registered: 9.09.2009 | ICQ: -- |


    Group: Moderator
    Publications: 6
    Comments: 27
    Jamac Yare sxb waan ku salaamay, salaan kadib, aad iyo aad baan ku fahmey meesha aad ka hadleeysid, weligeey hees cusub magaraacin laakin
    hadaad laxanka saaratid wax dhib ah maleh ee e-mailkeeyga igala so xiriir Hashim60070@hotmail.com.

    Zoomaali ciid mubaarak, and thanks brother for the kind words, sxb i am reer xamar bro and i love playing xamari music but most of my singers are somali so i play somali musics the most, but i used to play for Asha Abdow and Luul Jeylani, sxb e-mailkaan igala soo xiriir ( Hashim60070@hotmail.com) and be passion for the respond bro, cuz i am very busy man sxb.


    here is some samples of me playing the keyboard live, that was like 2 yrs ago, lol

    http://www.youtube.com/watch?v=oG1btE2jq
    _o

    http://www.youtube.com/watch?v=agc7TNYGC
    -k


    Quote | |
     

    7 By: Zoomaali (27 September 2009 18:01)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    HashimYare, Salaamu Caleeykum Bro Nin Nag Aa Tahay Thankx Emailka Aad ii Soo Qortay MSN aan Ku Xariireenaa inshaa Allah.

    Quote | |
     

    8 By: ilko (27 September 2009 19:45)
    Registered: 2.08.2009 | ICQ: -- |


    Group: Member
    Publications: 0
    Comments: 2
    sxb saan ulasoo degaa heesaha bilaa codka ah wan ubaahnee

    Quote | |
     

    9 By: Zoomaali (27 September 2009 19:48)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    HashimYare . By the Way i saw those 2 videos on youtube a year ago i sended to my friends who loves 2 play keyboards , i watch it 2many times Waa Hibo illaah Ku Siiyay Keep Up Bro.

    Quote | |
     

    10 By: jamac yare (29 September 2009 20:36)
    Registered: 22.09.2009 | ICQ: -- |


    Group: Member
    Publications: 0
    Comments: 7
    thanks my bro hashiim see you on msn sxb aad iyo aad ayaad ii fahanatay
    marka sxb waan shaqa galeynaa inshaa alaah .ok bro thanks

    Quote | |
     

    11 By: omar (11 October 2009 08:18)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    asc mark hore salan qaass ah walalkena hesaha bilaa codka ah no garacayaa<< hesta kaskeey markan sogadomee guntinada AN KA FURAY GEGI MERAN KATOSEE HEESTAASS II SOTUN

    Quote | |
     

    12 By: chambon (12 October 2009 12:27)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    bonjour chrs frres! est ce queje suis la bienevenu chez vous? good samalia ilove musiciques somaliennes! bis ax marie chambon votres sisiter

    hello ! how do you! sorry my frres somalin! idon'tno ci somalin ni english!
    mais yes en franais;
    je suis franaise et somalienne! mais afa somalin id'on'tno!
    mais ilove somalia! good musiciques!

    <mariechambon3@gmail. com > my skype <sam chambon< or facebook marie chambon
    facebook sam chambon good babe!

    hello! sorry somalin ni english! en franais yes! good ku jecclahya somalienne!
    bis ilove somalia!

    Quote | |
     

    13 By: ibraahim (16 October 2009 10:58)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    haashim yare walaahi mansha:Allah sxb macane Aad ayaad uga baxsatay war ninyahow waxaan jeclaan lahaa in aad hees gooni ah aad ii sameeyso maansha:allah sxb good lucky all the best heestaan hadii aad soo galin karto sxb macane, qormo, beerdilaacshe iyo magool

    Quote | |
     

    14 By: hamza (23 October 2009 07:40)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    SXB HASHIN WAAN KU SALAAMAY WAXAAN KAACOD SANAA YAA SXB HEES AAN JECLAHAY AYAA JIRTO AAN RABO MUSIC IN AAD II SOO GARAACDO COD SIGAAS IGA AQBAL SAXIIB WAXAAN RABAA JAMAC YARE WAAN KURAA DIYAA RAXEEYSAN WAAYO TIMAHA IRABLOO DOO RAAMAY SAY OWGAA HEES TAAS IYO HEES TII CALI MUUSE SAGALEEY MIDKULA SIMAN WALI LAMA SAMEEY NOO IFKA LOO MASAA REE SINTANA LAGU MAQAADEE ALLA SAGALEE SXB 2 BADAAS HEES AYAAN IN MUDA RAADIYAY WAANA WAAYAY EE SXB NOO SOO GARAAC PLZ BRO WAANA KUMAHAD SANTAHAY wakhtiga qaaliga ah eed noo hurtay SXB THANKS ,frm HAMZA

    Quote | |
     

    15 By: Faris Riyo (27 October 2009 18:32)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    marka hore salaan sare Hashim walalao .. walaal waxaan rabay kaliyaa inaan ku waydeeyo heesta Safiyo .. waa heesti iyo xagee ayaan ka hiliyaa .. aad baad u mahadsantahay walaal












    Quote | |
     

    16 By: HashimYare (30 October 2009 15:41)
    Registered: 9.09.2009 | ICQ: -- |


    Group: Moderator
    Publications: 6
    Comments: 27
    Faris salaan sare sxb, heesta Safiya youtube ka oo ku jiraa, here is the link, http://www.youtube.com/watch?v=BEuIADH6r
    TQ

    Quote | |
     

    17 By: faris RiYo (3 November 2009 18:11)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    so thanx walaalkay Hashim .. lkn waan hili waayya .. cala kul 7aal walaal macaan waxana u baahna heesta axmed gacayte Habsan hadaad soo garaaci kartid .. heesta Safiyo waxaan jeclahay inay tahay heesta Sambabada ii qalano wadnaha i sarani dhiiga saydhinaaye .. saw maaha walaal .. and Thanx Alot ..

    Quote | |
     

    18 By: Jamac Luga Dheere (25 November 2009 17:24)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    ASC WR WB SALAN QALAI AH HASHIM YARE
    SXB HASHIM WAXAN KAGA MAHAD CELINEYNA HEESAHA QALIGA AH SIDA AAD U SOO GARACDAY MIDA KALE SXB ISMOOG ORIGINAL-KA OO KALE AYAD U GARACDAY LAKIIN MEESHA DANBE AYAY KA QARIBANTAHAY MARKA MAR KALE SOO GARAC SXB EE SIDA UU U JIIDAYO OO KALE U JIID SXB THNKS WAADNA MAHADSANTAHAY

    Quote | |
     

    19 By: HashimYare (28 November 2009 12:04)
    Registered: 9.09.2009 | ICQ: -- |


    Group: Moderator
    Publications: 6
    Comments: 27
    Jamac Luga Dheere wcs wr wb, sxb marka hore waad salaamantahay, mida kale waxaad dhahday sida originalka oo kale ayad u garaacday, sxb heesta originalka dhageeyso iyo musikadeeyda dhageeyso, then you decide, waxaan hubaa in eey isku dhaweeyn, tan 2aad sxb 3 Fanaan oo caan ah ayaa ku qaadeen musikadeeyda qof khalad kasheegayna majiraan, ee sxb mar 2aad dhageeyso ee si fiican u dhageeyso kadib ii sheeq exactly meesha eey ka khaldantahay, teedi kale CIID WANAAGSAN TO YOU AND ALL THE PEOPLE AROUND THE WORLD.

    Quote | |
     

    20 By: ali yare (9 December 2009 04:59)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    asc wr wb hishaam marka hore walaal aad ayaad ugu mahadsan tahay sida aad noo caawisay walaal.... adiga oo raali ah hadii aad noo soo galin laheed webka sxb....heesaha maxamed nuur gariig oo ah (( hooheey dumarku iyo igubeey jalecada indhaheyga buuxshee...labadaas hees hadii aad awoodo adiga oo raali ah thnxxxx sxb

    Quote | |
     

    21 By: ibraahim iley (19 December 2009 13:50)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    sxb waxaan kaa codsanaayaa ma ii sheege kartaa heesta safiyo waxa ku qoran yutub waayo music u garaacday sxbow nice waaye intaan kaa codsanaayaa garaad

    Quote | |
     

    22 By: ahmed noor (23 December 2009 06:18)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    asc all --- sxv HASHIM CAADI MAHAN GARACITANKA ---BASHIR HANUNIYE IYO-KARAMA ADABA KA TAGAY ---- KEEP WELL

    Quote | |
     

    23 By: HashimYare (26 December 2009 06:28)
    Registered: 9.09.2009 | ICQ: -- |


    Group: Moderator
    Publications: 6
    Comments: 27
    Thanks sxb, laakin Mohamed Karaama iyo Bashiir caadi ma'ahan, and i have alot of respect for them and all the other somalian musicians, qof walba fanka iiga soo horeeyey waan respect gareeya sxb.

    sxb heesta safiya waxaad ku qortaa somali music - qaraami, ama here is the link, http://www.youtube.com/watch?v=BEuIADH6r
    TQ

    Quote | |
     

    24 By: alfanan_codka (28 December 2009 08:12)
    Registered: 25.12.2009 | ICQ: -- |


    Group: Member
    Publications: 0
    Comments: 1
    sxb haashim sallaan sare adiga iyo dhamaan bahda kulmis media.com intaas ka bacdi bro waxaan kaa codsan lahaa heesta cabdi qaadir juba ee la dhaho xamar daawo dacalada plz iyo mohamed sulaiman ee la dhaho cajabay cajiibay thnks if u can bro?

    Quote | |
     

    25 By: qoordheere (6 January 2010 15:30)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    sxb waxaan rabaa barnaamijka heesha lagu duubo sida markaan qaadayo oo lae waxaan rabaa fursadaan kulmis siiba hashim yare inaan ka faaideesto ee ii soo sheeg iyo heesaha qoraalka meeshaan kahelaayo

    Quote | |
     

    26 By: cismaan (19 February 2010 17:17)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    salaamulaah sxb qaali waxaan ubaahanahay oo aan daroori u ahay heestaan sida sagaalka ruubkaan kusamiyaayoo sida safar qoftagay adoon baa ku sogaa mahadsanid

    Quote | |
     

    27 By: jaamac nesco (24 February 2010 14:10)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    sxb haashim aad ayaan ugu horayn kuu salamayaa sxb waxaad tahay nin dhalinyara ah oo aad udadaalay aad na waanu kuu taageernay wax qabadkaaga joogtada ah sxb haashim markaas sxb waxaan ahay nin dhaliyara ah oo haya heeso badan oo uu sameeyay markaas sxb waxaan aad kaaga codsanayaa way laxamaysan yihiine i naad ii soogaraacdo laba kamida heesahaa sxb adigoo qaderinaaya fanka sxb anigaba sxb waana heeso aad ulaxan macaan haashim walal aad ayaan kuu salaamayaa sxb

    Quote | |
     

    28 By: ayaan cali tafshaan (15 June 2010 10:01)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    walaal salaan qaali ah kadib waxaan kagaga mahad celinayaa sodhaweentaada qaaska ah aad nagusoo dhaweesey walaal run ahaantii aniga aad ayaa uxiseyaa fanka iyo sudaanta dhoormaraan isku dayey inaan noqdo fanaan laakiin weey isuurto gali weesey iyadoo usawab tahay wadanka aan joogo inuu yahay wadan aad ugu adag dhina fanka aadan xurnimo uheleenin fanka marka mararka qaar gurigeeyga ayaa isaga bartaa heesaha walaal waxaan kaa cotsanayaa inaad igu saacidid dhinaca fanka laakiin waxaa dhacdo mar marka qaar inaan aroosyada kaheeso marka marka waxaan kaa cotsanayaa adigoo garab igu sinaayo dhinaca fanka inaat isoo garaacdid heesta kisi xaaji aadan oo ah dhabta meyaan kusaraa iyo sahro dawo heesteeda anigoo waxbadan jiriin iyo luul jelaani miir malihiye walaal waxaan kaloo kaa ilooway waxaa jirto hees jadiid ah aan heesto laxanka waa saaranyahay muusig lee udhiman qofka ii garaacilahaaylee la ahay waxaan jeclahay hadaad heestaas iigaracdo oo emeelkeyga igugu soo dirto inee noqoto heestaan kusoo bixi lahaay waxaana heestaas miraheeda ikaleh abwaan shoombe abwaanka sameeyey albunka dood qadro cumar dhuule marka walal waxaan kaa sugaa jawaab aan kufarxo mahatsanit haashim yare

    walaal waxaan kaloo kaa codsanayaa heesta hanti farxiyo fiska iyo aamino dhool dhooleey iyo safaat aniga oon wadin aamino dhool ayaa kuluqeeso iso iyo hooyooy hibo iyo ducada naga hoo hooyo iyo guurkiina guur qeer iyo hibo nuura iyo cabdi balcawaan wadajireey nawat gala ee kujirtay ruwaayadii hablayahoow hatmaa guursan doontaan nawatgala iyo waxaankaloo kaa cotsanayaa maryan muursal heestii waan kudaalay raadiskaaga iyo heesta faadumo qaasin xabiibi iyo waxaan kaloo kaa cotsanayaa heesta qadro daahir cige afka lagama sheegto adigoon jaceel arag iyo ragii madigaa kaharay walaal emailkeeyga igugu soo dir fatlan thanks haashim yare

    Quote | |
     

    29 By: maxamad (26 July 2010 10:30)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    salaan aad iyo aad qaali u ah ayan ku salaamay sxb salaan ka dib walal waxan kaa codsanaaya adigoo raali ah in aad ku soo shubto heeso soomali ah oo kamidyahiin fanaaniinta caanka ah ee somaliya oo ka mid yahay hassan aadan samatar c.qaadir jubba iyo lafoole qeer ayan kuu rajeenaya

    Quote | |
     

    30 By: asad aaden haji (5 August 2010 07:47)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    sxb haashim aad baad ugu mahadsantahay sida wacan ee aad noo saaciday waxaan ka hadlaa dhanka MUSICA lkn aniga waxaan kaa rajeyn lahaa MUSIC yada heesa wadaniga ah inaad noo soo badiso
    bal aan isku daynee inaan dalkeena fanka wax ugu tari karnee
    thanks bro

    KOLEY HEESTII ONKOD AAN SOO QAADAY WAXAAN FILAA INEY AAD KUU CAJABISAY
    KOLEY MSN ka waan kugus soo darsaday keyga waa (asadnaciin@hotmail.com)

    Quote | |
     
    » Add comments
    Your Name:
    Your E-Mail:

    Code:
    Include security image CAPCHA.
    update code
    Enter code:

     


    Top Hits
    Tags

    Popular Friends
    » Kulmis Media
    » Isbarasho Furan

    Now Online
    Unknown: 5
    Guests: 20
    Members: - None Online
    Bots: MSN Bot, crawl Bot, Yahoo Bot, Google AdSense, crawl Bot, Google AdSense, Google Bot, Google AdSense, Google AdSense, Google AdSense, Google AdSense, Yahoo Bot, Google AdSense, spider Bot, MSN Bot, Yahoo Bot, MSN Bot, Google AdSense, Google AdSense, spider Bot

    20 last users: davidigoliaph, Zonguros, HashimYare, supposed1208, Posterilla, iyah, kjd74hdx, Creativelive, mrburco, duca, 123limon, azaa, rjjfj56c, lifelove89qlih, lifeloveql, YuraLmkh186, matxada, anime-best.com, uploadingru, Candymypost

    Polls
     

    All rights Reserved, Kulmis Media 2005 -2010
    Ads