 |
|
 |
 |
|
| |
 |
|
| |
 |
 |
» Category: Heeso » Dalabka Heesaha | Posted: Faisal | 14 September 2009 | Views: 6033
Comments (39)
| |
|
|
Hadii aay jirto hees ama album aad raadineyso oo aadan ka helin Kulmis.com, fadlan halkaan ka codso. Soo sheeg heesta Magaceeda, fanaanka qaada ama qaada. Waxaa laga yaabaa in kulmis kuu helo heestaas ama Albumkaas. Hadii maamulka kulmis heestaas ama albumkaas ku guuldareysto in maalmo gudahood la soo gelin waayo websiteka kulmis, waxaan ka dalbi doonaa asxaabta kulmis in ay noo soo diraan. Ma jeceshahay in aad ku soo kordhiso heeo ama album aan laga heleyn ama laga heli karin boga kulmis. fadlan noo soo dir! faahfahindheeraad ah nagala soo xiriir meesha ay ku qoran tahay contact admin ama noo dhaaf fariin. Waa in aad iska diiwan geisa marka hore si aad fariin noogu soo dirto! Mahadsanidiin. Faisal Kulmis Moderator |
|
Printable version | [Top] |
|
Dear visitor, you entered the site as unregistered user. We encourage you to register or enter the site under your name. Otherwise, you can not see certain files such as links to files, or some pictures, videos, or music files. |
|
Ma iska diiwan gelisay Kulmis? Hadii aad aqrineyso Qoraalkan, waxa ay u badan tahay in aadan iska diiwan gelin ama log in aadan ku sameyn. Iska diiwan gelinta waa sahal hadii adan hore u sameyn. La soco in maqalada qaar ama heesaha qaarkood aysan kuu soo baxayn hadii aadan iska diiwan gelin. Fadlan iska diiwan geli hada, adigoo riixaaya Halkaan Mahadsanid
|
|
|
![]() |
|
 |
 |
|
 |
|
 |
 |
Tags |
|
 |
 |
Abdi Samat, Abdulahi Boqol, Ali Muse, Boqol iyo Hibo, Dheg dalool, Falis-Nugaal, Fiska ft A Holland Aroos remix, Fuaad Cumar, Heesaha Qaboow, Heeso, jihaan, Kadafi XX Dogg, King Khalid Nagma, Saba iyo Jidka, Sadaq Seyga, Shaymire Dacar, Somali, Somali Instrumentals, Somali Instrumentals 3, Super Khalid - Gacal, Waayaha Cusub.
|
|
 |