Asc Wr Wb saaxibka webkaan salaan sharaf & mid gobeed iga gudoon,sxb waxaan ahay bashda music kada jecel si fiican ayaa heesaha dookha loogu jecel yahay u soo xusheen,aniga webkaan waxaan soo galaa markaa ahay free ama voccation ahay qayilaana heesahaan xulka ah maasha alaa si fiican ayaad uga soo shaqeysay ,aad& aad ayey sxbadeey uga heleen markaan barey webkaan asxaabteydana wey ku salaamaayaa ee salaanta ka gudoon |