Make it your homepage  |  Add to Favorites  |  RSS 2.0
About us  |  Feedback
Search: Advanced Search
Register online
Login

 
 
 
  Forgot password?
Navigation

Latest User
maadi
deeq
hurguf
ottebiiz
sharif007
Libax
Zahruun
nadirmaria
marianadair
faracade

News Archive


Last Comments
Author:
Article: Samir - iyo Codadkii Gulled Ahmed ft Fartun Omar 2010
Author:
Article: Samir - iyo Codadkii Gulled Ahmed ft Fartun Omar 2010
Author:
Article: Xulka Heesaha Cusub ee Qoomaal
Author:
Article: Duniya Ahmed Baraxow
Author:
Article: Ahmed Biif
Author:
Article: Ahmed Biif
Author:
Article: Dalbo Heeso
Kulmis Media » Heeso » Xulka Heesaha Farxiyo Fiska - Farhia Fiska
 
Heesahii ugu danbeyey Random Albums Last Added Articles
» Samir - iyo Codadkii Gu ...
» Xulka Heesaha Cusub ee ...
» Ilka case - koraad 2010
» Xulka Heesaha farhan Sh ...
» Hussein Shire Jamac
» Kulmis Mix Part 5
» Abdulkhadir Juba - Jubb ...
» Qeylodhaan
» Abdirasaaq Gaas - Hamba ...
» Maandeeq
» Somali Instrumental Par ...
» Abdi Tahliil Kaban
» Abdisamad Ilka Case - H ...
» Kulmis Mix Part 5
» Somali Instrumentals Pa ...
» Xulka Heesaha Farxiyo F ...
» Luul Jeylaani 2
» Saado Ali - Xamdi
» Abdikariim Raas 2
» Webcam midab takoore ah
» Qosol ma u baahan tahay ...
» Jini maa ahay.. miraaya ...
» A bike worth buying.. !
» Can your Haliiimo chage ...
» Bisado Marqaan ah!
» My best friend..
» Can You Guess What's W ...
» Funny Photoshop Picture ...
 
» H.Qaboow 2009
» Xulka Kulmis
» Xulka F. Fiska
» Xulka Qoomaal
» Waayaha Cusub
» Kulmis Col. 4
» Dhuule Col. 2
» Dhuule Col. 3
» Fartuun Birimo
» Duniyo A Baraxoow
» Gulled Ahmed
» Salim S. Salim
» Farxad iyo Mandella
» Kaskeey
» Diin Ali Omar
 

» Category: Heeso | Posted: admin | 21 November 2009 | Views: 11232 Comments (38)









Xulka Farxiya Fiska   Ana Laanta Ubaxa
Xulka Farxiya Fiska   Aroos
Xulka Farxiya Fiska   Balqabso
Xulka Farxiya Fiska   Cidla Heygu Baylin
Xulka Farxiya Fiska   Duul Wada Dhashey
Xulka Farxiya Fiska   Gabal Daye
Xulka Farxiya Fiska   Hanti
Xulka Farxiya Fiska   Ixtiraama
Xulka Farxiya Fiska   Jihadeyda Soo Eeg

Related: Rate This Please. Share Please.
  • Fiska ft A Holland Aroos remix
  • Farxiyo Fiska Hees Wadani ah
  • Xulka Heesaha Qaboow 2009
  • Heesaha Kabanka_downloads
  • Xulka Heesaha 2009 - Downloads
  • Xulka Heesaha Cusub ee Kulmis 2010
  • Xulka Heesaha Cusub ee Qoomaal
  • Xulka Heesaha farhan Shiine
  • Abdulkhadir Juba - Jubba 2009
  • Xulka Heesaha Kulmis Part 2
  •  (Votes #: 52)
    Share/Bookmark
         
    Printable version | [Top]
    Dear visitor, you entered the site as unregistered user. We encourage you to register or enter the site under your name. Otherwise, you can not see certain files such as links to files, or some pictures, videos, or music files.
      
    Ma iska diiwan gelisay Kulmis? Hadii aad aqrineyso Qoraalkan, waxa ay u badan tahay in aadan iska diiwan gelin ama log in aadan ku sameyn. Iska diiwan gelinta waa sahal hadii adan hore u sameyn. La soco in maqalada qaar ama heesaha qaarkood aysan kuu soo baxayn hadii aadan iska diiwan gelin. Fadlan iska diiwan geli hada, adigoo riixaaya Halkaan Mahadsanid



    1 By: Daysane (22 November 2009 06:05)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    (`*•.(`*•..•*).•*)
    « •.*I Love You fiska*•»
    (.•*(.•*`*•.)`*•.)

    | |
     

    2 By: sharmaaake (23 November 2009 03:57)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    maaansha alaaah farxiya fiska caadi ma tihid ilaahay ha iska kaa daayo nice song i love u

    | |
     

    3 By: maxamuud sanwayne (23 November 2009 12:35)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    abaayo macaaan farxiya fiska waan ku jeclahay codkaaga wacan

    | |
     

    4 By: haji (29 November 2009 07:16)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    fatxiya fiska adaan lanta ubaxa kuu luluayaa kk

    | |
     

    5 By: hani (5 December 2009 10:19)
    Registered: 5.12.2009 | ICQ: -- |


    Group: Member
    Publications: 0
    Comments: 1
    how do you download the heeso???????????
    please need help. no

    | |
     

    6 By: momed (5 December 2009 14:55)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    farxiya fiska iyo abdi holland heestiinu xasuus gaara ayay ii leedahay gabadhaan jeeclaa ayaan saacadaa aan dhagaysanayay oo aan isha ku hayay ilove you hodan haboon

    fellow qofkaan dunida ujeclaa ayaa heesta iladhagaysanaysa dee tana waan isguursanaynaa soo duceeyaa dhamaan umadda soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan madhisnaa aroos iyo aqal aynu leenahay hodaneey macaan

    | |
     

    7 By: Faisal (5 December 2009 16:12)
    Registered: 23.05.2009 | ICQ: -- |


    Group: Administrator
    Publications: 25
    Comments: 4
    qofkaan dunida ujeclaa ayaa heesta iladhagaysanaysa dee tana waan isguursanaynaa soo duceeyaa dhamaan umadda soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan madhisnaa aroos iyo aqal aynu leenahay hodaneey macaan,

    Insha alaah waad is guursan doontid.. guuriina guur lagu dego Ilaah ha ka dhigo fellow


    --------------------
    Zet nooit een komma, waar Allah een punt heeft gezet

    | |
     

    8 By: shakir (6 December 2009 17:39)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    saxaiibayaaloow soo duceeyaa naag ayaan rabaa inaan guursado

    | |
     

    9 By: thug somali (14 December 2009 07:35)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    salaamo clkm all soomaaliya poeple aniga aad iyo aad ayaa ugu dambeeyaa fanaanadeen oo qaaliga ah farxiya fiska qurux iyo cod oo ilaaheey siiyay masha alaah

    farxiyo cadeey i love u baby

    | |
     

    10 By: guuleed abdulkadir yussuf (14 December 2009 08:04)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    runtii farxiyo waan u riyaaqay haddaan si kale u iraahdana waxaan oran karayaa waa fannaanad xiise iigu yeeshay fanka haatan aniguna waxaan ahay abwaan dhalinyar aad ayaana u taageeraa farxiyo runtii waan jeclahay farxiyo waxaana leeyahay mahadsanid waad u qalantaa in lagu ammaano muuqaalkaaguna soo jiidasho ayuu leeyahay waan kuu codeeyey abaayo

    | |
     

    11 By: sarah (14 December 2009 18:51)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    mashallah farxiya fiska has got a voice sooo does abdi holland brappppp :)

    (`*•.(`*•..•*).•*)
    « •.*I Love You fiska*•»
    (.•*(.•*`*•.)`*•.)


    | |
     

    12 By: sweet girl (20 December 2009 13:47)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    www aniga farxiya codkeeda wan jeclahay ilaahay ha iska daayo waa gabar cod macaan waxaan ku rajaynayaa farxiyo in ilaahay ku siyaadsho adiga iyo faniinta somaliyeedba thanks dear

    | |
     

    13 By: HUSSEIN (22 December 2009 14:30)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    waxaa leey dha haaa hussein real abokor qoslaay emailka waayo hore ayaa iigu danbaysay hadda heeso macan ayaa ka dhagaysanaya waxaan baafinaya gabar aan jeclan jiray oo la dhoho nimco wabsite keyga nah waa www.abokor.8m.com

    | |
     

    14 By: wardi (23 December 2009 07:00)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    waad cod macaan tahanay lkn heesahaaga kuli waa copy wana ceeb hees dad leeyahay inaad qaado laga yaabo dadkii lahaa heesaha qaarkood ineey dhinteen qaarna noolyihiin oo ay kugu qabsadaanka sorry abwaanada u tag oo heeso ii sameeya ku dhehxitaa aniga waad ii imaan kartaa si an heeso kugu sameeyo

    | |
     

    15 By: riin (26 December 2009 04:24)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    farxiya fiska ilove u xayati



    | |
     

    16 By: biikalo (30 December 2009 21:02)
    Registered: 30.12.2009 | ICQ: -- |


    Group: Member
    Publications: 0
    Comments: 1
    This is a very bad page they dont allow you to download some of the good songs...

    | |
     

    17 By: Awil jama (31 December 2009 11:55)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    asc slaan kadib farho fiska i love you dear codkaaga waa ka helaa noo low aan ku leeyahay

    | |
     

    18 By: hakiimo abdi nuur (1 January 2010 12:39)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    [h

    | |
     

    19 By: amadeo (4 January 2010 09:31)
    Registered: 4.01.2010 | ICQ: -- |


    Group: Member
    Publications: 0
    Comments: 1
    nice

    | |
     

    20 By: xasan (9 January 2010 15:49)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    Hi farixaa qaali waxaad tahay gabar aan si xaqiiqa u jeclahay waxaan kaa cod sanlahaa inaan wada xiriirno idinkana sxbayaal iigu soo duceeya inaan yartaan helo anigaa farxad kale siinaya

    | |
     

    21 By: cali (10 January 2010 21:49)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    waxaan rabaa nimco dareey

    | |
     

    22 By: abwaan (12 January 2010 21:28)
    Registered: 12.01.2010 | ICQ: -- |


    Group: Member
    Publications: 0
    Comments: 5
    Caadi Maaha fiska Balse Nimca Dareen waa fanaanad sare oo xiiseeyo


    --------------------
    abwaan esse

    | |
     

    23 By: Liska (21 January 2010 09:52)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    Farxiya fiska and abdi Hollan Heestaan Xasuus ayeey ii tahay Maasha allha waaye I like it wlhii love

    | |
     

    24 By: cabdiqadaryare (22 January 2010 14:08)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    farxiyo dareen wacan gurudsamo iyo barwaaqo ku noloow meelwalbo aad joogto viva abaayadiisa

    | |
     

    25 By: jamacqalbi (23 January 2010 13:13)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    farxiyo walaal mcn waxaan kaa codsanayaa hees ku saabsan nabsi jaceyl iyo nabar aan goin inaad ku laxameysid sidee u aragtaa
    heestaan aan kuu soo qoraayo wainaad ku laxaweysaa adiga iyo diini ali
    sida sagalka roobaa gacaladaan ka sugi jiray ma saami xumey igu beertay ala yaan weheshadaa
    sidii halaq marada ii galaayo ha igu noqon dibjirka caashaqa aad la wareegeyso la galgalo wada uma haayiyee
    doqontaan caashaq dumarkana ka xushay ma silsil cadaabeed bey igu aastay garan maayee doqonta yaa igu xiray
    ha igu oran gacalooy hana igu jibin beerjileec nabsigaad gashay nabar buu beerkeyga ku beeray hadalkii aad igu xirtay waa maantadaan mid ku heysto la dabaaalocishqiga aboowe

    | |
     

    26 By: lol (1 February 2010 11:45)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    asc waaaaaaaaaaaw waxaan aad iyo aad uga helay codka macaan ee farxiya fiska walaal aad iyo aad ayaan kuu taageeraa waxaana aad oga helay heesaha wadaniga aad ku luuqeeyso abaayo waligaaba nooloow dadka dariinsii wadaninimad oooooow waxaas ayaa kaaa fanaanad ah waxaa tahay gabar walaasheey ah oo qiima badan xageeyga ka leh waaaaw byyyyyyyyyy

    | |
     

    27 By: nu (3 February 2010 07:26)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    babababababa waa ka baxsatay lkn heesaha dhan waa heeso la leeyahay

    | |
     

    28 By: farah yare (6 February 2010 07:01)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    salaan sare ugaasyada suldaamaad salaadinta halkan isgu timid am new member

    heheheh waa waaree inaamaha hesha cusub wey codmacaan yihin caadi maahan


    bjashjaghd

    | |
     

    29 By: fatumo (15 February 2010 00:07)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    masha allah nice song abaayo love

    | |
     

    30 By: cigal (17 February 2010 09:05)
    Registered: -- | ICQ: -- |


    Group: Guest
    Publications: 0
    Comments: 0
    sorry waxan ahay tagerahada lakin waan soo downlod garaynsan waye hesahada inan gari ka dajiyo ma an jecleyn lakin wey isurobi weysay inan helo thanks alot

    | |
     

    » Information
    Members of Guest cannot leave comments.
     


    Top Hits
    Tags

    Popular Friends
    » Kulmis Media

    Now Online
    Polls
     

    All rights Reserved, Kulmis Media 2005 -2010
    Ads