ugu horeyn waxaan halkan ka saslamayaa musica misna macalinka dhal fanaan haashim yare oo naga qanciye xaga musica kaliya kaas oo inoo suura geliye in aan ku tijaabino ama aan ku soo ban dhigno codkeenaa yaa salaam al fanaan haashim yare waxaan ku leeyahay nooloow bro waxaan u bahanahay hadaad noo heleyso heesta idaya uuu ku luqeeyo khadar cali cusman oo music kaliya ah bro qeyr ayaan idin dhaafay dhaman bah weynta kulmis min yaraan ilaa weyn jaaaaaaaaaaaaaaaaaaw |