Kulmis Media » Downloads » Downloads



Listen song Downloads
Author
Faisal
Comments
Comments (10)
Views
Views: 7784
Date
27-07-2009, 17:04
Posted in: Downloads

Downloads

Ku soo dhawada Qeybta dejinka Heesaha Kulmis. Sidii aad u soo dejin laheyd hee waa sahal, feker dheer ka dib waxaan sameynay heerka ugu wanaagsan oo aad ku soo dejin kartaan hees dhib la'aan. Kuna tijaabin laheyd in heesta ku qanciso intii aadan soo download gereyn ama soo dejin, Taas waxaa ku baaqan kara culeys fara badan oo kaaga imaanaaya webka kulmis xaga soo dejinta heesaha ee macaamiishiisa ka soo dejinaayaan serverka kulmis.
Downloads


Hadii aad mouseka dhinaca bidix heesta aad rabtid farta ku riixdid ama click ku sameyso, waxaa kuu soo baxaaya, sawirkaan.
Downloads


Heesahaan hadii aad fiiriso ma laha meel ay ku taal soo deji ama Download This Song. Heesaha noocaan ahna ma loogu talo gelin in la soo dejiyo, laakin hadii aad hubiso qeybta loogu talo galay in heesaha laga soo dejiyo , waxaa kuu soo baxaaya meel ay ku qoran tahay "Soo deji Heestaan" ama "Download this Song" sida aad sawirka hose ku arki doontiin.






Downloads
Qeybta u sameysan sidaan ama flash playerka sidaan oo kale oo naqshadeeyey waxaa loogu talo galay in heesaha laga dhageysanaayo la soo dejiyo. Hadii aad mouseka dhanka bidix ka riixdo waxaa kuu soo baxaaya shaashad ay ku qoran tahay.. Soo Deji Heestaan, markii aad riixdo halkaasna waxaa kuu soo baxaaya shaashad kale oo lagaaga codsanaayo in aad gal u sameyso heesta aad soo dejineyso. Dooro meesha aad gelineyso heestaasi.. Wala..! waana taas!

Heesahaan waa heeso tayo fiican eh oo loogu talo galay in lagu dhageysto ama la galiyo mobilada. Waxaan sameyn doonaa qeybo badan oo soo dejinta heesaha ah, sida heesaha jaceylka, heesaha kabanka ah, heesihii hore, heesaha banaadiriga ah iyo heeso kale oo faro badan.
#1 By cabdi samad 29 July 2009 07:04
gvjjl

hey this Amadi makute Majabi
waxaan ku dhahaay ha ifiriin indhaha
kadhacy kut aan ku dhahay
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By tupaclife 7 August 2009 13:33
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
» User Group: Members | Joined: 30.07.2009 | Posts: 0 | Comments: 2  
#3 By saafi 30 September 2009 16:32
mashaqo tuur leh nabee xay aheed saan masar maa soo liqdey feel
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#4 By fannaka_syria 18 October 2009 19:25
wooow very nice wink
» User Group: Members | Joined: 18.10.2009 | Posts: 0 | Comments: 1  
#5 By kifaax 24 November 2009 15:01
waan ku salaamay qaali

iudafsiofjjklasuydfhas
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#6 By muuse 28 January 2010 13:57
waxaan u malaynayaa in aan is diiwaan geliyay

waxa aan u malaynaya waan is diiwaan geliyay

halooooooooooooooooooooooo
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#7 By faras 1 November 2010 04:05
angry hahahah waa wax layaab leh maxaa yeelay waxaa lugu leyaha waad heli kartaa heeskasta oo wabkan ku jirto lakin waxaa lagu fikiray borogaram aad u dhib badan oo sina loga soo dajin karin yaa walan oo isku lug goynayo

hahahah waa wax layaab leh maxaa yeelay waxaa lugu leyaha waad heli kartaa heeskasta oo wabkan ku jirto lakin waxaa lagu fikiray borogaram aad u dhib badan oo sina loga soo dajin karin yaa walan oo isku lug goynayo angry angry angry angry

hahahah waa wax layaab leh maxaa yeelay waxaa lugu leyaha waad heli kartaa heeskasta oo wabkan ku jirto lakin waxaa lagu fikiray borogaram aad u dhib badan oo sina loga soo dajin karin yaa walan oo isku lug goynayo angry angry angry
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#8 By qoslaye 2 January 2011 11:57
waw waa hees qaali axaan leyhay ahaw midaa ugu muqdheer fanka sxb
]
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#9 By abdi salam 28 January 2011 16:56
waa web aad iyo aad aan ula dhacay oo aan jeclaaday habeen walba inaan dhageysto heesihiisa
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#10 By Mohamud mohamed 29 May 2011 11:15
Erncer birck
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
coming soon