Xulka Heesaha Farxiyo Fiska - Farhia Fiska

Cat: Heesaha | Views:152550 | 21.11.09
Xulka Heesaha Farxiyo Fiska - Farhia Fiska
  • Year: Unknown
  • By: Farhia Fiska
  • Views: 152550
  • Release: Unknown
  • Commented:38
  • Cat:Heesaha
  • Rating:
  • Votes:345
Heeso Xul ah iyo Fanaanada weyn ee codka macaan Farxiya Fiska - Farhia Fiska
(Votes: 345)
RELATED ARTICLES:
COMMENTS ON ARTICLE:
By: Daysane | Date: 22 November 2009 06:05 | Status:

(`*•.(`*•..•*).•*)
« •.*I Love You fiska*•»
(.•*(.•*`*•.)`*•.)

By: sharmaaake | Date: 23 November 2009 03:57 | Status:

maaansha alaaah farxiya fiska caadi ma tihid ilaahay ha iska kaa daayo nice song i love u

By: maxamuud sanwayne | Date: 23 November 2009 12:35 | Status:

abaayo macaaan farxiya fiska waan ku jeclahay codkaaga wacan

By: haji | Date: 29 November 2009 07:16 | Status:

fatxiya fiska adaan lanta ubaxa kuu luluayaa kk

By: hani | Date: 5 December 2009 10:19 | Status: User offline

how do you download the heeso???????????
please need help. no

By: momed | Date: 5 December 2009 14:55 | Status:

farxiya fiska iyo abdi holland heestiinu xasuus gaara ayay ii leedahay gabadhaan jeeclaa ayaan saacadaa aan dhagaysanayay oo aan isha ku hayay ilove you hodan haboon

fellow qofkaan dunida ujeclaa ayaa heesta iladhagaysanaysa dee tana waan isguursanaynaa soo duceeyaa dhamaan umadda soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan madhisnaa aroos iyo aqal aynu leenahay hodaneey macaan

By: Faisal | Date: 5 December 2009 16:12 | Status: User offline

qofkaan dunida ujeclaa ayaa heesta iladhagaysanaysa dee tana waan isguursanaynaa soo duceeyaa dhamaan umadda soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan madhisnaa aroos iyo aqal aynu leenahay hodaneey macaan,

Insha alaah waad is guursan doontid.. guuriina guur lagu dego Ilaah ha ka dhigo fellow

By: shakir | Date: 6 December 2009 17:39 | Status:

saxaiibayaaloow soo duceeyaa naag ayaan rabaa inaan guursado

By: thug somali | Date: 14 December 2009 07:35 | Status:

salaamo clkm all soomaaliya poeple aniga aad iyo aad ayaa ugu dambeeyaa fanaanadeen oo qaaliga ah farxiya fiska qurux iyo cod oo ilaaheey siiyay masha alaah

farxiyo cadeey i love u baby

By: guuleed abdulkadir yussuf | Date: 14 December 2009 08:04 | Status:

runtii farxiyo waan u riyaaqay haddaan si kale u iraahdana waxaan oran karayaa waa fannaanad xiise iigu yeeshay fanka haatan aniguna waxaan ahay abwaan dhalinyar aad ayaana u taageeraa farxiyo runtii waan jeclahay farxiyo waxaana leeyahay mahadsanid waad u qalantaa in lagu ammaano muuqaalkaaguna soo jiidasho ayuu leeyahay waan kuu codeeyey abaayo

By: sarah | Date: 14 December 2009 18:51 | Status:

mashallah farxiya fiska has got a voice sooo does abdi holland brappppp :)

(`*•.(`*•..•*).•*)
« •.*I Love You fiska*•»
(.•*(.•*`*•.)`*•.)


By: sweet girl | Date: 20 December 2009 13:47 | Status:

www aniga farxiya codkeeda wan jeclahay ilaahay ha iska daayo waa gabar cod macaan waxaan ku rajaynayaa farxiyo in ilaahay ku siyaadsho adiga iyo faniinta somaliyeedba thanks dear

By: HUSSEIN | Date: 22 December 2009 14:30 | Status:

waxaa leey dha haaa hussein real abokor qoslaay emailka waayo hore ayaa iigu danbaysay hadda heeso macan ayaa ka dhagaysanaya waxaan baafinaya gabar aan jeclan jiray oo la dhoho nimco wabsite keyga nah waa www.abokor.8m.com

By: wardi | Date: 23 December 2009 07:00 | Status:

waad cod macaan tahanay lkn heesahaaga kuli waa copy wana ceeb hees dad leeyahay inaad qaado laga yaabo dadkii lahaa heesaha qaarkood ineey dhinteen qaarna noolyihiin oo ay kugu qabsadaanka sorry abwaanada u tag oo heeso ii sameeya ku dhehxitaa aniga waad ii imaan kartaa si an heeso kugu sameeyo

By: riin | Date: 26 December 2009 04:24 | Status:

farxiya fiska ilove u xayati



By: biikalo | Date: 30 December 2009 21:02 | Status: User offline

This is a very bad page they dont allow you to download some of the good songs...

By: Awil jama | Date: 31 December 2009 11:55 | Status:

asc slaan kadib farho fiska i love you dear codkaaga waa ka helaa noo low aan ku leeyahay

By: hakiimo abdi nuur | Date: 1 January 2010 12:39 | Status:

[h

By: amadeo | Date: 4 January 2010 09:31 | Status: User offline

nice

By: xasan | Date: 9 January 2010 15:49 | Status:

Hi farixaa qaali waxaad tahay gabar aan si xaqiiqa u jeclahay waxaan kaa cod sanlahaa inaan wada xiriirno idinkana sxbayaal iigu soo duceeya inaan yartaan helo anigaa farxad kale siinaya

By: cali | Date: 10 January 2010 21:49 | Status:

waxaan rabaa nimco dareey

By: abwaan | Date: 12 January 2010 21:28 | Status: User offline

Caadi Maaha fiska Balse Nimca Dareen waa fanaanad sare oo xiiseeyo

By: Liska | Date: 21 January 2010 09:52 | Status:

Farxiya fiska and abdi Hollan Heestaan Xasuus ayeey ii tahay Maasha allha waaye I like it wlhii love

By: cabdiqadaryare | Date: 22 January 2010 14:08 | Status:

farxiyo dareen wacan gurudsamo iyo barwaaqo ku noloow meelwalbo aad joogto viva abaayadiisa

By: jamacqalbi | Date: 23 January 2010 13:13 | Status:

farxiyo walaal mcn waxaan kaa codsanayaa hees ku saabsan nabsi jaceyl iyo nabar aan goin inaad ku laxameysid sidee u aragtaa
heestaan aan kuu soo qoraayo wainaad ku laxaweysaa adiga iyo diini ali
sida sagalka roobaa gacaladaan ka sugi jiray ma saami xumey igu beertay ala yaan weheshadaa
sidii halaq marada ii galaayo ha igu noqon dibjirka caashaqa aad la wareegeyso la galgalo wada uma haayiyee
doqontaan caashaq dumarkana ka xushay ma silsil cadaabeed bey igu aastay garan maayee doqonta yaa igu xiray
ha igu oran gacalooy hana igu jibin beerjileec nabsigaad gashay nabar buu beerkeyga ku beeray hadalkii aad igu xirtay waa maantadaan mid ku heysto la dabaaalocishqiga aboowe

By: lol | Date: 1 February 2010 11:45 | Status:

asc waaaaaaaaaaaw waxaan aad iyo aad uga helay codka macaan ee farxiya fiska walaal aad iyo aad ayaan kuu taageeraa waxaana aad oga helay heesaha wadaniga aad ku luuqeeyso abaayo waligaaba nooloow dadka dariinsii wadaninimad oooooow waxaas ayaa kaaa fanaanad ah waxaa tahay gabar walaasheey ah oo qiima badan xageeyga ka leh waaaaw byyyyyyyyyy

By: nu | Date: 3 February 2010 07:26 | Status:

babababababa waa ka baxsatay lkn heesaha dhan waa heeso la leeyahay

By: farah yare | Date: 6 February 2010 07:01 | Status:

salaan sare ugaasyada suldaamaad salaadinta halkan isgu timid am new member

heheheh waa waaree inaamaha hesha cusub wey codmacaan yihin caadi maahan


bjashjaghd

By: fatumo | Date: 15 February 2010 00:07 | Status:

masha allah nice song abaayo love

By: cigal | Date: 17 February 2010 09:05 | Status:

sorry waxan ahay tagerahada lakin waan soo downlod garaynsan waye hesahada inan gari ka dajiyo ma an jecleyn lakin wey isurobi weysay inan helo thanks alot

Information
Would you like to leave your comment? Please Login to your account to leave comments. Don't have an account? You can create a free account now.
Xulo Heeso Youtube ah
Xulo Heeso Youtube ah
05.03.13 | Music Videos
Xulashada heesaha Youtube ah ee Videoga ah waa ...

Heeso Jacayl:

Fiska - Jaahil Jaceyl New
Fiska - Jaahil Jaceyl New
28.04.11 | Heesaha » Heeso Jacayl ah
Farhia Fiska Iyo Heestii Cusbeyd ee Jaahil Jaceyl (2011)
Fiska Ft King Khalid - Caashaq
Fiska Ft King Khalid - Caashaq Fiska Ft King Khalid - Caashaq
Samatar Hassan SamJ
Samatar Hassan SamJ Samatar Hassan SamJ iyo Heesihiisa 2011-2012
Yasiin Yare
Yasiin Yare
06.06.10 | Heesaha » Heeso Jacayl ah
Yasiin Yare, Axdigeena adkee, iyo heestii kale ee Macaaaneey (reer Xamar)
Xulka heeso jaceyl
Xulka heeso jaceyl
04.05.11 | Heesaha » Heeso Jacayl ah
Xulka heeso jaceyl ah (Heeso fara badan ayaan ku soo dari doonaa)
Farhia Fiska - Daadihi  Jaceylka
Farhia Fiska - Daadihi Jaceylka
06.05.11 | Heesaha » Heeso Jacayl ah
Farxiya Fiska ( Farhia Fiska ) Iyo Heestii Daadihi Jaceylka 2011
Copyright 2013 Kulmis Media Group |
Powered by Kulmis Media Group © 2013