Subscribe by RSS
Kulmis Media » Heesaha » Maryan Mursal - Qaraami

Maryan Mursal - Qaraami

//
23 May 2009
//
//
Cat: Heesaha | Views:15547 | 23.05.09
Maryan Mursal - Qaraami
  • Year: unknown
  • By: Maryan Mursal
  • Views: 15547
  • Release: unknown
  • Cat:Heesaha
  • Rating:
  • Votes:22



Banaanka
Buur baa Dhuulle & Maruam Mursal
caashaqa
Inagoon Aroosin Indho Caashaq
Inagoon Aroosin
kuuimid
ledi waayay
ma huraanka
Ra'yiWith Hibo
taladaan Maryam Mursal & Maxamed

Comments on Maryan Mursal - Qaraami (9)

AHMED 12 October 2009 06:03
kuu imid

nassir botan 12 October 2009 17:29
nooloow maryan mursal isse botan

AMni 17 October 2009 15:07
BUrbaa kugu gudbane miyaad soo bixi kartaa ? may baxnaaninaysaa barya kaama maqnaadene ax may baxnaaninaysaa

kalafoge 11 June 2010 21:14
maryan mursal ciise bootaan ham balyo macaanto aad baan u jeclahay cod kaaga waad ku mahad santahay in aad naga xaqab tirto cod kaaga macaan mal hilayaah maryan oo markale dhalata ilaah dambi dhaaf baan kaag baryayaah

c/kalafoge 16 June 2010 10:36
axsan fanaanad diii codka baxsaneed aad baan u jeclahay maryan mursal ciise bootaan oo aan isku meel ku dhalanay kan sooo wada jeedno hal meel aad baan ugun mahad celinayaah

ismaaciil holowle axmed 24 July 2010 03:38
salaan dhamaan dadka jecel heesaha macaan ee maryan mursal ciise bootaan salaan gaar ahaan waxaa ka mid ta hay fanaanyi aan aadka ujeclahay maryaneey waxaan ku rajeynaa cafimaad dheer

abdirahman mahdi 17 November 2010 10:55
allaha soo hanuunsho heesuhu waa danbi mana wanaagsana maryan hada waa gabadh wayn oo soomaliyeed aan ilahay u barino in uu soo hanuunsho waxana uu kareebo amiin

farxan kodax 8 January 2011 12:50
fananada qaranka ee maryan waan ku salaamey waxaana kaala hadlayaa meelwalba aad tagtid wixii ka jira fan ahaan baad u soo sawirtaa una tustaa dadka maxaad socdaalkaaga ugu danbeeyey ee aad timid dalka yemen dhibka ka jira ee heesta dadka somaliyeed gaaar ahaan gabdhaha somaliyeed aad ugu xusu weeydey fankaaga si dadka jooga yurub iyo mareykan eey u dareemaan dhibaatada jirta oo haysata dadka somaliyeed gaar ahaan maatada iyo ilmaha ku xeren guryaha waxeey ka mid tahay dadka jooga yurub iyo mareykan si u dareeman wadaniyadawaayo iyagu waxeey joogaan duni horumartey iyo wadamo shaqooyin leh`hadaad u baahantahay tallo bixin iyo alifaad waan kuu hayaa ee soo saar albunkii socdaalka yemen sidas xiriir wacan

ABDINASSIR mursal 27 December 2012 18:22
thanks all of u sida aad fanka walaasheey aad u jeceshihiin iyo wadaniyad oo shicibka oo dhan ku yaqaan ood aad ka sheegteen dhamaan dadka afsoomaaliga ku hadlana waan salaamayaa iyo dhamaan bahda kulmis.com oo noo suubiyey inaan ku qorno our comment

xiligaas yemen aroosyo badan ayaa ka jiray oo ay maryan u timid oo wiilkeeda ayaa aroosaayey

Your Name:
Your E-Mail:
Question:
What is the other name of the Somali capital. Mgaca kale ee casimada Somalia Sheeg
Jawaab:*