Omar Dhuule Collection 1

Cat: Heesaha » Classical | Views:48094 | 15.09.09
Omar Dhuule Collection 1
  • Year: unknown
  • By: Omar dhuule
  • Views: 48094
  • Release: unknown
  • Commented:30
  • Cat:Heesaha » Classical
  • Rating:
  • Votes:167
Xulka Hesaha Omar Dhuule (Allaya Raxma) Collection Part 1
(Votes: 167)
RELATED ARTICLES:
COMMENTS ON ARTICLE:
By: bashiir mohamed | Date: 21 September 2009 00:09 | Status:

waaaaaaaw waxaa saa fanaan kaa ah c. dhuule alooow kuu naxariiso



CIIIIID WANAAGSAN AQYAATA OO DHAN WAANA U MAHAD CELINAYAA BAHDA kulmis.com wink

By: abdulaziz | Date: 26 September 2009 04:40 | Status:

kulmis saxib noolow cumar dhuule naaxaristi jaano adigana mid la mida

By: feysal yare | Date: 26 September 2009 21:15 | Status:

aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin bahda webka kulmis shaqa aad qabateen mustaqbal wanagsan heeso wacan

By: abdulaziz | Date: 27 September 2009 01:32 | Status:

saaxib kulmis salaan sare kulu caam waa,antum dayib waxaan kaga mahad celinayaa shaqada wanagsan eed qabatay iyo heesahan qaaliga ah heesihi hore ayaan aad uu jeclahay dadaal bro inshala waa inoo janada hadan aduun isku arki weeyno

By: c/raxman shube | Date: 30 September 2009 19:40 | Status:

love love love love love noolow cumar dhuule naaxaristi jaano adigana mid la mida aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin bahda webka kulmis shaqa aad qabateen mustaqbal wanagsan heeso wacan thaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
aaaaaaaaaanks

By: hanad | Date: 11 October 2009 04:06 | Status:

noolow cumar dhuule naaxaristi jaano adigana mid la mida aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin bahda webka kulmis shaqa aad qabateen mustaqbal wanagsan heeso wacan thaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

aaaaaaaaaanks lakin adinka o rali ah music cadi ah ku so dara

By: Ahmed Khalif | Date: 11 October 2009 17:25 | Status:

Run ahaanti waa heeso caqabad leh heesaha Fanaanka Cumar Dhuule.
aad ayaaana u jeclahay Codkiisa Dabacsan Iyo Muusiqda Kularan heesihiisa .
Waad Mahadsantijiin

By: mohamud | Date: 13 October 2009 04:39 | Status:

waan idin salaamaayaa bahda kulmis dhammaantiin walaalayaal salaan kadib waxaan idinka codsaneynaa in aad noo soo gelisaan webka kulmis heesaha fanaanka weyn ee maxamed nuur gariig waxaana wakiil ka ahay aniga dhalinyaro badan oo gaareysa ilaa 30 qof oo iskugu jira wiilal iyo gandho hadaba dhammaanteen waxaan idinka codaneysaa in aad noosoo galisaan webka kulmis fanaankaas caanka ah ee maxamed nuur giriig waana idinka sugeynaa walaalayaal mahadsanidiin

By: ifak | Date: 19 October 2009 17:00 | Status:

waaw thnx kumis heesta umar waa u mad hansitiin wink

saalnan dhamaan ciyaalka xafada heesan caadi maha xasuus .com walahi al fanna umar dhule alla yarxam ciyaalka xafada heestan walahi caadi mahah thnx to kumlis.com looooolz love

By: cigraama | Date: 21 October 2009 03:30 | Status:

waxaan salaamayaa dhamaan bahdan kulmis oo noosoo bandhigtay heeso aad aan u xiiseeyoo ah fanaanka kaliya ah ee aan dunida kadhagaysto cumar dhuule cali ilaahay ha unaxariisto waan jecelahay

By: Ashraf | Date: 28 October 2009 18:33 | Status: User offline

Asc Wr Wb saaxibka webkaan salaan sharaf & mid gobeed iga gudoon,sxb waxaan ahay bashda music kada jecel si fiican ayaa heesaha dookha loogu jecel yahay u soo xusheen,aniga webkaan waxaan soo galaa markaa ahay free ama voccation ahay qayilaana heesahaan xulka ah maasha alaa si fiican ayaad uga soo shaqeysay ,aad& aad ayey sxbadeey uga heleen markaan barey webkaan asxaabteydana wey ku salaamaayaa ee salaanta ka gudoon

By: maxamuud | Date: 23 November 2009 09:20 | Status:

wow waa fanan cajeyb ah alaah ku naxriis cumar duule

By: c/llaahi yusuf c/llaahi | Date: 11 March 2010 12:09 | Status:

asallaamu calaykum yaa asxaabul kulmis
wallal waxaan idinka codsanayaa meesha aan ka hello heesihii al fanaan omar dhuule cali oo lownload ah mp3 ama mp4 meesha aan ka heli karo wallal isoo sheega idinkoo adeeg sanaya email kayga wallal waad mahad santiin.

By: c/llaahi yusuf c/llaahi | Date: 11 March 2010 12:23 | Status:

codsi qaali ah oo ku socda dhamaan waxii isticmaala kulmis media wallal waxaan u baahanahay mp3 ama mp4 download songs by omar dhuulle cali where can i fine pls iigusoo sheeg adiga oo faah faahinaya.
abdulla336@hotmail.com.waad mahad santihiin dhaMAAN.

By: salah social | Date: 26 May 2010 13:08 | Status:

my name is salah social i like heesaha omar dhuule so much

By: salah social | Date: 27 May 2010 13:50 | Status:

i greeted all bahda kulmis i am salah social in kenya especialln nairobi waxaan dhageystaa oo xiiseeyaa the songs of omar dhule ali waxaan idin leyahay congratulation and thanks the groub of kulmis

By: lguleed | Date: 1 June 2010 02:14 | Status:

hoohey waan lumoo hafadbaan ahoo hirbeylacayee ee eee
hafad baan ahoo hirbeylaacyee 2

inaan ahey habeen iyo inaan hibooy kula howl yareey ii iiiy kula howl yareey eeeeeh
aan kala hubsado2
aankala kala hubsado aan kala hubsado ankala hubsado3

waan howl badnoo harka maalintii haddaanan ku arag naftaan hiifayaa
hadaanan ku areg naftaan hiifayaa 2

inaan ahey hacoo iyo inaan sidaa ku hagaagsaney eeey eeey kuhagaasaney eey eey
aankala husado2
weey weey aan kala hubdaso
aankala hubsado aankala hubsado aamkala husado aan kala hubsado

markey tahey habeen waan hanuusanoo hilibkeygiyee
halkaad joogtid uunba leyga soo helaa halkaad joogtid uunbaa lega soo helaa2

kama hagarli'eye waxaad i huwisiyo habqankeeygu wacan rrrrrrrrm rrrrrrrn
habqankeygu wacam eeeem eeen 2
aan kalahubsado2
aankala hubsado aankala hubsado aamkala hubsadoo


maashe alleeeee hees qaali ah intaa wey kasii badney markii hore aan maqley

waad mahadsantiin heestaan qaaliga ah cumar dhuhle rageedii




By: maliki | Date: 3 September 2010 10:05 | Status:

iidwanagsen
dhamantiin


cumar dhule heeskiisa waa qatar


guled iskawaran sxb

By: cabdisamad | Date: 4 September 2010 16:12 | Status:

waxan raba inan ka mid noqdo war haysha dhaman halkan onleynka ka ah
dhaman wan idin salamay

ok wan raba soo dhaweyn

By: cabdisamad | Date: 20 September 2010 03:56 | Status:

asc dhaman bahda halkan iskugo imatay sj s

By: samatar | Date: 29 November 2010 14:50 | Status:

alaahu yaa raxma cumar dhuule, fanaan qaran.
waxaan rajaynayaa inaan laheli doonin fanaan badala.

By: maxamuud | Date: 16 February 2011 03:34 | Status:

heesta aan rabo waa heesa layiraahdo qurux oo qadra daahir ay qaado

By: amraneey | Date: 19 March 2011 01:36 | Status:

waw aabihii jaceylka alfanaan cumar dhuule cali waan kadanbeyaa fanaankaan waa fanaan qaran lama heli doono fanaan lamid cumar dhule cali plz heeska qadar dhacay iyo aabihii jaceylka cumar dhule cali

By: Mother of love | Date: 11 July 2011 07:13 | Status:

Asc wan idin salamay bahda kulmiye wa new person webkina hada ayan google kadhax arkay waxana ka isticmalaya mobile keyga gacanta waxan kahelay fananka cumar dhule wa fananka kaliya an kudharan karo illahay ha unaxaristo wan jeclahay kulmis siden uga mid noqon kara webkan wa web an kahelay qarami aya kabuxa so dhaweyn bn idin karaba by mother of love

By: mohamed abdalle mohamed(Raxmad) | Date: 3 October 2011 13:58 | Status:

Alaha u naxaristo al fanan cumar dhuule ali. waxa uu ahaa fanan aad u soo ban dhigaay ama mujiyey waxa u yahay jacelka inta badane waxa uu ku cabiri jiraay hesaha uu ku luqeyo dhibta iyo xanunka u leyahay jacelka wana fananka kaliya ee aan aad u dhageyso hesaha uu ku luqeyo

By: shariifka | Date: 26 October 2011 13:35 | Status:

ilaah naxariistiisii jano ha geeyo wlh heeso aan caadi aheyn ayuu

By: gobaad khalid | Date: 23 November 2011 00:08 | Status:

ilove cumar dhuule

By: shuraxbiil | Date: 25 August 2012 14:24 | Status:

waxaan ka mid ahay taagerayaalka cumar dhule cali cumar mahdi alaha u naxariisto fanaanka waxaan ka dhaxalnay waayo aragnimo waxa uu heesahiisa ku muujiyaya jaceyl waxa uu ahaa oo dhan aqayaaryta waxan weydiin lahaa halka aan ka heli karo heesahaa by downloid ah

By: admin | Date: 25 August 2012 18:14 | Status: User offline

ASC

Faahfaahin dheeraad ah sidii aad u soo dejin laheyd waxaa ka heli kartaa ha;lkaan Downloads

By: kawsar | Date: 21 September 2013 16:59 | Status:

caleeeeeeeeeeeek caleeeeeeeeeeeeeeeek ax ya fanan bu aha ilahow u naxariso hees an dhageysto cumerdhulan u jeclaha  mara waxed   waxa kalon salamaya bahda so deysey webkan winked winked winked winked winked winked


Your Name:    Your E-Mail:  





Question:
What is the other name of the Somali capital. Mgaca kale ee casimada Somalia Sheeg

Enter the Answer:




Xulo Heeso Youtube ah
Xulo Heeso Youtube ah
05.03.13 | Music Videos
Xulashada heesaha Youtube ah ee Videoga ah waa ...

Heeso Jacayl:

Samatar Hassan SamJ
Samatar Hassan SamJ Samatar Hassan SamJ iyo Heesihiisa 2011-2012
Xulka heeso jaceyl
Xulka heeso jaceyl
04.05.11 | Heesaha » Heeso Jacayl ah
Xulka heeso jaceyl ah (Heeso fara badan ayaan ku soo dari doonaa)
Fiska Ft King Khalid - Caashaq
Fiska Ft King Khalid - Caashaq Fiska Ft King Khalid - Caashaq
Yasiin Yare
Yasiin Yare
06.06.10 | Heesaha » Heeso Jacayl ah
Yasiin Yare, Axdigeena adkee, iyo heestii kale ee Macaaaneey (reer Xamar)
Fiska - Jaahil Jaceyl New
Fiska - Jaahil Jaceyl New
28.04.11 | Heesaha » Heeso Jacayl ah
Farhia Fiska Iyo Heestii Cusbeyd ee Jaahil Jaceyl (2011)
Farhia Fiska - Daadihi  Jaceylka
Farhia Fiska - Daadihi Jaceylka
06.05.11 | Heesaha » Heeso Jacayl ah
Farxiya Fiska ( Farhia Fiska ) Iyo Heestii Daadihi Jaceylka 2011
Copyright 2013 Kulmis Media Group |
Powered by Kulmis Media Group © 2013