Well, Maxaa kuugu dhici lahaa hadii aad miraayada iskaaga jeedi weyso? Qof agtaada joogana uu iskaaga jeedo? Laba gabdhood oo walaalo ah ayaa qalday dad fara badan ayaga oo dhalo labadooda u dhaxeyso .. fiirso sida dadka qaar ay isuugu maleynaaya in ay ka duwan yihiin dadka kale.. !