Kulmis Media » Heeso » Qadro Daahir

Listen song Qadro Daahir
Author
admin
Comments
Comments (9)
Views
Views: 8472
Date
31-05-2009, 10:26
Posted in: Heeso

Qadro Daahir

Qadro Daahir mix
Qadro Daahir mix

#1 By Abdull 14 September 2009 09:05
Top of the table truck no 2 is a piece of art that is not only well crafted and instrumental but olso politically achieving and objectively fitting for ears of those who perceive their serronding write!........ grattitude for the that creative artis
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By hodanqalbi 17 December 2009 06:18
qardo dahir i wanna say the best songs in the world
waxaan ku dhihi laha hanbalyo 100%
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#3 By qees 2 February 2010 05:45
walaale qadro iove you qadro ok bay
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#4 By huseen 3 February 2010 08:33
qadro aad ayaan kuugu ahay taageere i love heesahaaga o dhan masha allaah
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#5 By jihaan 13 May 2010 17:09
aaaaaaaaaaaaaaaaad ayaan ku necbahay maxa yeelay waad calaacal badan tahay waliga wa la is adkeeya wax kastoo qabtid sxb i am so sorry
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#6 By mohamed ceynte 16 May 2010 10:32
asc walaasheeyda muslimada aheeyd salaan ka dib waxaan ku leeyahay ilaah ka baq kana toowbad keen dunuubta aad gasho waayo ilaaheey marna raali kama aha in dumarka aay raga u heesaan in eey raga u heesaan iskaba daayee ilaah waxa uu diiday ineey warka jilciyaan marka aay alle la hadlaayaan marka walaal towbada marwalbo0 waa maftuuf ee towbad keen adiga oo mahadsan
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#7 By abdi kaafi 6 June 2010 17:42
aad baan u jeclahay maamada fanka soomaliya qadro daahir cige matax meel kasaraysa oo la salaaxo maheh qadro aad baan u tagaeeraah in aan dhagaysto codkeeda dahabi ga ah
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#8 By cabdi kala foge 7 June 2010 10:51
waan jeclahay qadro daahir codkeeda maxaan aad baa u mahad san tahay qadro dhool maamadii fanka somaaliya atoo klae mar 2 baad noo dhalan mayso ilaa how hanaga qaadin qadro daahir cige mahad sanid in badan i love you qadro cadeey cid loociiso baad leetahay waligay waan ku tax naa fanka qadro haadir
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#9 By AMOORE-MAN 28 October 2010 21:41
bully recourse angry

am wink request fellow no wassat

bully am recourse
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
coming soon