Kulmis Media » Heeso » Abdi Samat - Nabsi



Listen song Abdi Samat - Nabsi
Author
admin
Comments
Comments (6)
Views
Views: 7748
Date
31-05-2009, 11:24
Tags
Abdi Samat
Posted in: Heeso

Abdi Samat - Nabsi

Abdi Samat Iyo Albumkii Nabsi
Abdi Samat Iyo Albumkii Nabsi








Abdi Samat - Axdi
Abdi Samat - Bada iney
Abdi Samat - Damac Jeceyl
Abdi Samat - inaan weli ku jeclahay
Abdi Samat - Jamaadeey
#1 By yusuf 11 June 2009 06:05
aad ayaad u wacan tihiin wanaan kahelay habka aad wax uwadaan
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By khadro 21 July 2009 22:52
hi
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#3 By rashka 31 August 2009 11:19
cabdi samad waad mahadsantahay walaale hadaad fanka ku soo biirtay isku day inaad qaado heeso cusub oo laga dhaxalo fikrad cusub iyo waaya aragnimo cusub ama iska daa alaha kaaga kaal meeye asaga dhan bro
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#4 By maxamed 16 October 2009 08:26
Jacayl kala awood weyne
kii iilka dhigay qays
laylana ag seexshaa
ana igu abuurmoo
oogaduu ku faafoo
diiday inaan adkaysto
iikaa asqeyoo igu kaa
eryaayee ogow naftaa
kuu ooman adigeee hee
imisaa adoo kale arji
ila timadoo oofin maayo
aan idhi awadaa uu joojee
wadnahay i ololeyee ii dhigo
abaalo arintayda meel mari

Axdi been lama galoo
wacad lama ilaawoo
ruuxii ku aaminaa
lagama indhasaabtee
afar sano iyo dheraad
arimahaan dhisaynee
aan is idhi idlaadeee
wadiigii firdheeyee
ogow naftaa kuu
ooman adigee imisaa
adoo kale arji ila timidoo
oofin maayo aan idhi
awadaa u joojee
wadnahay i ololeyee ii dhigo
abaalo arintayda meel mari

Ma ogtahay aduunyada
rabi inuu ku uumaay
hablo kaa asluub wacan
ee kaa ilwaad qurux
ama aynigaadaa ana
aanan ka oodneyn
waadigan i agmaraye
sidaan ahayba eegine
ogow naftaa kuu
ooman adigee imisaa
adoo kale arji ila timidoo
oofin maayo aan idhi
awadaa u joojee
wadnahay i ololeyee ii dhigo
abaalo arintayda meel mari


» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#5 By samiira 4 November 2009 15:46

maxamed Jacayl kala awood weyne
kii iilka dhigay qays
laylana ag seexshaa
ana igu abuurmoo
oogaduu ku faafoo
diiday inaan adkaysto
iikaa asqeyoo igu kaa
eryaayee ogow naftaa
kuu ooman adigeee hee
imisaa adoo kale arji
ila timadoo oofin maayo
aan idhi awadaa uu joojee
wadnahay i ololeyee ii dhigo
abaalo arintayda meel mari

Axdi been lama galoo
wacad lama ilaawoo
ruuxii ku aaminaa
lagama indhasaabtee
afar sano iyo dheraad
arimahaan dhisaynee
aan is idhi idlaadeee
wadiigii firdheeyee
ogow naftaa kuu
ooman adigee imisaa
adoo kale arji ila timidoo
oofin maayo aan idhi
awadaa u joojee
wadnahay i ololeyee ii dhigo
abaalo arintayda meel mari

Ma ogtahay aduunyada
rabi inuu ku uumaay
hablo kaa asluub wacan
ee kaa ilwaad qurux
ama aynigaadaa ana
aanan ka oodneyn
waadigan i agmaraye
sidaan ahayba eegine
ogow naftaa kuu
ooman adigee imisaa
adoo kale arji ila timidoo
oofin maayo aan idhi
awadaa u joojee
wadnahay i ololeyee ii dhigo
abaalo arintayda meel mari

afkaada caano lagu qabay wll thnks yaah aad uga helnay heesahaaga maansha allah aa tahay hadee heeso kalene noo qaad walaalo
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#6 By Hano 18 November 2011 21:48
wALL qISO jACAYL bAA iHAYSATE wAX i cawin Kara Mainigu Jiraan
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
coming soon