Kulmis Media » Heeso » Sadaq Seyga - Jaceyl

Listen song Sadaq Seyga - Jaceyl
Author
admin
Comments
Comments (14)
Views
Views: 9396
Date
4-06-2009, 12:19
Tags
Sadaq Seyga
Posted in: Heeso

Sadaq Seyga - Jaceyl

Sadaq Seyga iyo Albumkii - Jaceyl - 2009

Sadaq Seyga - Jaceyl - 01 Intro
Sadaq Seyga - Jaceyl - 02 Jaceyl
Sadaq Seyga - Jaceyl - 03 Balag
Sadaq Seyga - Jaceyl - 04 Abidkiba
Sadaq Seyga - Jaceyl - 05 Kulan
Sadaq Seyga - Jaceyl - 06 Ma Ogtahay
Sadaq Seyga - Jaceyl - 07 Gofartan
Sadaq Seyga - Jaceyl - 08 Aroos
Sadaq Seyga - Jaceyl - 09 Cisho
#1 By haani 12 June 2009 21:22
sadaq heesta jeceyl maarkaa aan dhagaystay jeceyl ayaa igalay waan kaa helay heestaa caadi ma ahaaaaaan,
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By rashka 27 June 2009 06:17
heesaha hibu nuuro soodaa
[color=#993399][/color] waa
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#3 By hanad yare 6 July 2009 07:00
heesta saadaq seeyga aadbee dareenkeeya usaaqday codka lagu qaaday macaantiisa iyo erayada mirahooda aad baan ula dhacay markaan dhageesto hesta jeceel waa dhibaato waxaan soo xasuustaa jaceel iyo dhibkiisa saan ula dabaalanaayo mirihiisana u guran la ahay thanks seeyga
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#4 By bartamadow 11 July 2009 06:46
heesahan caadi ma ahan :d
» User Group: Members | Joined: 11.07.2009 | Posts: 0 | Comments: 1  
#5 By rashka 16 July 2009 12:29
aad ayaa heesahaaga ujeclaaday

saa xiib waxaan kaa cod saneenaar inaad noo soo habeesid heesihii sulfa oodhan
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#6 By Sweden_kille 19 July 2009 08:38
Marax habar walbaa waa iska heestay....... waa la heesaa ayaa loo heesay sanadkaan..... suuq maa lagu waayay si kale... qofka si hadii ku xunyahay sida kale ayaa la fiiriyaa oo uu is dhihi karaa waa ku roontahay............
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#7 By maxamed 26 July 2009 15:08
waad ku mahad santahay in aad soo habee sid heesahan sabab too ah waxaa tahay nin lagacab san karo waad kuma had san tahay waxaana ku dhihi laha soo habey ku kale oo aad jeclaatay in aad soo qata ok mahad sanid
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#8 By sadaq 5 September 2009 18:56
asc waxaan ka cosanaya wiilasha soomaliyeed iyo gabdhaha soomaliyeed inay ku loow qeeyan heeso aya sameeyan ayaga waa laga fiican yahay heeso fanan weyn qaday inay casriyeeynan waa iga taalo

waan idiin salamaya fananiinta soomaliyeed gaar ahaan fananiinta cusub ee jeceel inay qaadan heeso aay laa' heen jirin sida gabdha iyo wiilasha
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#9 By macaneey 10 September 2009 19:59
wink wwwwwwwwwwww ishacalaa hees macaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan iga dheh ma ogtahay indhahiyo urkaba darataa inay u ilmeyayn macanoooooooooooooooooooow
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#10 By alisha 8 October 2009 17:56
wink hanad yare,
waan ku salmay wallakis hees waa tan aad qada woooooooooow eesha cala hees thanks lakin heestan waxa daremiy karay qofak jaceel horre u somaray jaceel waa dhibaato hadhibini naftad dhaqalee hadhawesan cashaq woooow bye good luck
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#11 By chambon 16 October 2009 19:27
hello! mes frres somalins! votre musiciques good ilove somalins!
je suis franaise et somalienne! je suis une fille!
mais j'aime cet chanteur! j'aime beaucouup! sa voix
good !
my email; et <mariechambon3@gmail.com< facebook marie chambon
merci chrs frres! a bientt
moi aussi je chanteur en franasi et et un peu somalienne!
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#12 By abdii 20 October 2009 21:28
ilhaaho kan hadu fanan wax kaa ogyahay ii caadab wabaa xollo iskaa heesayoo wallahi shit foqaal shit Seygaa Intaad Hees uu ordeeysid Bohool kaa daceesaaa ...Adeero codku waa hayba ilaa Hadaan l'aheen naa Wax kalee Bar Baro .howshaan mid kaa culus wayee adigu yee .....
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#13 By ifrah 20 November 2009 08:20
sadaq seyga allah hakaso hanuuniyo hesaha adeer ama aboowe
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#14 By maxa,ed 20 December 2009 15:44
i am somali boy
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
coming soon