Kulmis Media » Heeso » Kulmis Collection Part4

Listen song Kulmis Collection Part4
Author
admin
Comments
Comments (10)
Views
Views: 19722
Date
21-11-2009, 16:48
Posted in: Heeso

Kulmis Collection Part4

Xulka Heesaha Kulmis Collection Qeybtii 4aad (Heeso Hore iyo Heeso Cusub mix)

#1 By Abdirahman mohamed 29 November 2009 16:16
sawda waa hees kamida heesa cusub ee dunidan maanta aynu joogno ee qarnigan 21 soo abxdey shakh siyan aniga oo ah abdirahman waan ka helay markaan dhageystey waxaana aan dareenay jaceyl xad dhaaf ah
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By najiib 20 December 2009 01:25
heestan cadi mahan qofkii dhgeysto wax badan ayu daremaya qof kii dhab wxa u jecel [b][/b]
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#3 By mohamed 17 January 2010 08:50
waan idin salaamaya dhaman inta kashaqaysa waayaha cusu una shaqaysa dadka dantiis akana shaqaysa isu soo celinta soomnaaliya
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#4 By khadar 19 February 2010 10:10
waa cajiib walee heesahan aan helkan ka helay waa kuwan radinayayba lol bal soo wada sxbyaal
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#5 By qadar 4 March 2010 13:16
wooooooow walahi waan ka helay heesta kulmis
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#6 By Abdifatah 10 June 2010 09:12
waan idin salaamaya dhamaan bahda kulmis media. waa markii iigu horeysay ee aan soo boqdo webkan. waana ku raaxeystay heeso mcn oo aan horey u maqal xataa. kuwii ugu dambeeyey. waana idin salaamayaa dhamaan. qabka xulka heesahana waa mid si fiican looga shaqeeyey. wana say keep up that good job. well done kulmis.com. am gonna registre now.
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#7 By juxaa 22 September 2010 18:46
sc wr wb waan idinsalaamay dhamaan bahda kulmis salaan ka dib waxaa fiicnaan lahayd inaad kala saartaan heesaha sida XAMARI, QARAAMI,WADANI,QAACI IYO KUWA CUSSUBA waana mahad santihiin maadaama aad isku mashquuliseen haqabtirka bulshada dhinaca fanka ........................................
.thanks
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#8 By qeeys 18 January 2011 15:04
cajiib inaba caadi maaha kulmis heesaheeda iyo fanaaniinta ay soo xushay
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#9 By fathia 2 April 2011 09:23
dhamaan waxan salaamaya bahweyntaa kulmis iyo rer somaliland heesta aad iyo aad bay u macaan tahay fikir ahantayda marka aan iska waramo jeceyl baa iska kay qabta oo aniga oon waxba jeclyn baa dareen jacayl dareena wink
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#10 By abdirisaaq ismaaciil 14 April 2011 10:40
[hide][/hide]
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
coming soon