Kulmis Media » Heeso » Xulka Heeso Cusub 2010, part 3

Listen song Xulka Heeso Cusub 2010, part 3
Author
admin
Comments
Comments (30)
Views
Views: 38858
Date
21-03-2010, 05:08
Posted in: Heeso

Xulka Heeso Cusub 2010, part 3

Xulka Heeso Cusub 2010, part 3 (Heeso isku dar ah)
Xulka Heeso Cusub 2010, part 3

#1 By abdi 21 March 2010 09:13
kulmis waa meel eeey ku qanceyn dad waynaha dhageysto
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By cawo 30 March 2010 08:16
I wanted downlands so how i getting that mp3 music winked
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#3 By boojac 2 April 2010 09:11
hi marka hore salan bahwaynta kulmis waxan idin kacodsanayaa heesaha music kaliyah inaa soo badisan
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#4 By axmmed 6 April 2010 03:10
dhamaan bahweynta kulmis group waan salaamayaa waxaan ka codsanayaa inay soo badiyaa heesaha xasan adan samatar waliba kuwiisii hore ee aadka u macaanaa
iyo magool heeso waa kuwii hore iyo baabsh

sawir wacan oo qaali ah.
somaliland flag
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#5 By joon cuuke 6 April 2010 09:56
magacaygu joon waxaan ka mid ahay bahda kulmis wlh si aad ah ayaan ugu qanacsanahay waayoo waxaan qabto oo aan asaga ahayn mahayo madadaalo maadaama aan ahay nin dhalinyaro ah oo hadana ah cayaalka xaafada waxaan cod san lahaa in naloosoo badiyo xasan adan samatar fanaanka wayn mahadsanid
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#6 By keyse 6 April 2010 12:04
aad & aad ayaad u mahadsantiin www.kulmis.com waa website xeeldheer oo dadka qaarkood ilaa hada la,yihiin
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#7 By ladan ahmed 8 April 2010 08:39
aad & aad ayaa ooga mahada noqay www.kulmis.com
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#8 By shariif 15 April 2010 09:20
waxaad dadweeynaha ku raali geliseen heeso dhamaan wada macaan,oo astaahila wax laga mahad celiyo runtii,,,yaa salaam
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#9 By berllin 26 April 2010 01:28
waa mahad san tihiin bahda kuulmis sida a nogu raxesen heeso macaan
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#10 By diinimunye 8 May 2010 06:23
wax walboo cusub caalamka ayaa jecel
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#11 By saacid 8 May 2010 21:19
waan idinkaga mahad celinayaa music aan caadiga aheeyn ee aad soo galisaan mar walba waliba adinkoo tixgalinaayo dhageystaya shiina oo aan aniga ka mid ahay waanse idiinkaga mahacelinayaa si qaas waxaan idinka dalbanayaa hadeey macquul tahay in aad soo galisaan heesta uu qaado fanaanka da,da yar ee jaabir yaa diidan intrumental keeda waayo waan xiiseyneynaa xiligaaan plz tix galsha codsigeena
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#12 By halimo 25 May 2010 21:44
safi weye qabigiis
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#13 By saleemaan ugaas 26 May 2010 09:44
abaayo waan ku salaamay
salaan kasoo go.day kashka iyo laabta waxaana kuu sheegayaa
inaan kuu haayo taageero qaas ah
waxaana iga codsi ah in aad ku luqeeso haduu guurku calaf yahay
caashaquna waa maxay? waxaan rabaa inaad ku lu qeesid
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#14 By muhanad haaji 30 June 2010 10:00
2777
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#15 By mahamed daahir dagane 19 August 2010 15:20
waad ku mahad santihiin heesaha sxb ayaal
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#16 By dhaabbe 23 August 2010 23:26
asc marka hore ramadaan kariim bahweeynta kulmis salaan qaali ahna waan idin salaamay sxbyaal salaan kadib waad mahadsantihiin barnaamijkaan aad u sameeyseen bulsha weeynta intaa kadib sxbyaal aniga waan cusbahay caawa ayaan idin soo booqday waxaan idinka codsanaayaa hees aan aad iyo aad ugu baahanahay waa heesta saxansoxo oo eey qaadaayaan xasan aaden samatar iyo sahra ahmed jamac in aad ii heli kartiin ayaan idiin rajeeynaayaa insha allah qeyr ayaan idiin dhaafay macsalaamo asc bye
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#17 By Abdinasir Naale 24 September 2010 05:56
ugu horeyn bahda www.kulims.com aad ayaau mahadsan tihiin sida aad nooga haqab tirteen heesaha cusub........... dhanka kale waxaan jeclaan lahaa inaa soo badisaan heesaha KABAN ka ah aad ayaa u jeclahay aniga qaas ahaan, goor ahaan kuwa kooshin yare waana mahadsan tihiin
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#18 By mucaad 24 September 2010 12:08
AAD IYO AAD AYAA UMAHADSANTIHIIN!!! sxbyaal, dhamaan tiin. waa ku faraxsanahay Adeegan haboon. hadana kusoo biiray.
asxaabtaydana waa u sheegayaa; si ay ugaqaybnoqdaan asxaabtina
MAR2AAD:
MAHDSANIDIIN
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#19 By suldaan 10 October 2010 02:29
aad baad u mahadsantihiin hadaad tihiin bahda kulmis waayo waxaan ku qancay heesaha xurta ah aad kana u faraha badan mar lawaad waan idin salaamayaa
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#20 By shire 10 October 2010 04:55
hi bro hw are doing
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#21 By charko 12 October 2010 17:38
war muxuu ku heesayaa
waan kannaxay kkkkkkkkkkkkkkkkk
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#22 By absul rahman mahamed ibraheem 22 October 2010 14:35
waxaan doonaya inaan ka qayb galo maw qacan wanaagsan
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#23 By darar dahir 29 October 2010 11:05
asalamacalaykum dhaman tinba

waxan niga cosani waxfican

walla wan nisugii saxibayal

wadmahaadsantihin
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#24 By darar dahir 30 October 2010 11:30
bash bash iyo barwaqo...............
iyo ficanbadan ok bayyyyyyyyyyyyyy..........

bahda barnamishka.........
iyo dhaman umada muslimka ...........
ad iyo ad
ayan usalami melkastayjogan
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#25 By muqdisho 8 November 2010 17:19
Hi waan idin salaamay dhamaan bahda is ku xirka iyo is kuduburidka barmamijkan wacan oo wanaagsan.
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#26 By mubarik 19 December 2010 03:49
waah waah allow waxay mudan tahayba usaar midigteeda
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#27 By afatah momin hessien 20 January 2011 01:55
waxaan salaamayaa dhamaan shaqaalaha kukmis dhamaan tood ;waxaan idin ka codsanayaa inaad soo ga;isaan heesta fadxya fiska ee 2011 ka ay soo saartay ee ah dhagdhag ;waad mahadsan tihiiin byyyyy waxaa idn leeeeeyahy dadka idin soo codsay ka ogolaada codsiyadoodaa
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#28 By abdirizack 23 February 2011 15:15
salaan sare madaxda maamulka kulmis media aad ayaad ugu mahadsantihiin heesa macan oo xulka ah oo aad soo galiseen website ka wali waxaan aad uga heley al fanaan aar maanta. waaaaaaaw waxaas ayaa fanaan ah
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#29 By QAXTANI 12 March 2011 13:27
yea waryaada ilaahada waxaan kahelno manaan idin ku arag hadaan nahay walaaha qadar marka heeso carabic ahna nooso galiya hadii kale AFKA UDHA CA
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#30 By maxamed xiir 12 April 2011 07:19
salaaaaaan qaaliya kadib walaalayaal waxaad aad iyo aad ugu mahadsan tihiin heesaha xulka ah ee aad noosooxusheen anaguna maaha inaaanu idinkala makhaylno mahadnaqa thanks walaalayaasha kulmis
waa maxamed xiir from yemen
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
coming soon