Kulmis Media » Heeso » Fiska - Dhag Dhag



Listen song Fiska - Dhag Dhag
Author
admin
Comments
Comments (2)
Views
Views: 9134
Date
29-04-2011, 05:10
Posted in: Heeso

Fiska - Dhag Dhag

Heesta Farhia Fiska ee magaceedu ahaa Dhad Dhag ( Fiska Dhag Dhag )
Heestii Cusbeyd ee Farhia Fiska iyo Dhag Dhag 2011 (Codsi Dadweyne)











Fiska Iyo Heestii Dhag Dhag 2011
#1 By dhag dhag 29 April 2011 09:39
Waa dhamac Jaceyl
Nafta dhaawacoo
An i dhaawacoo
Dhalan rogay jirkee

Dhuuxiyo Qalbiga
I dhexqaadayoo
Wadnahey Dhag lee
Dhag Dhag Dhag
Wadnahey Dhag lee

Dhaayaheygiyow
Aduun waa dhacdinee
Intaa aan la dhiman
Aanan kala dhiman
Dhana hayga tagin
Oo hayga Tagin

Waa dhibic Jaceyl
Igu soo dhacdoo
Aney igu Dhacdoo
A i dhalaalisee

Sidaan kuugu dhagay
Adna ii Dhaqoo
A iigu haay dhabtoo
Dhab dhab dhab
A iigu haay dhab dheh

Dhaayaheygiyow
Aduun waa dhacdinee
Intaa aan la dhiman
Aanan kala dhiman
Dhana hayga tagin
Oo hayga Tagin
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By Bashir mohamed 22 May 2011 04:32
Woow a realy i like this songs and also farhia fiska
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
coming soon