Kulmis Media » heesocusub » Qalbigii madoobaa - Jooqle



Listen song Qalbigii madoobaa - Jooqle
Author
admin
Comments
Comments (3)
Views
Views: 6409
Date
28-10-2011, 06:13
Posted in: heesocusub

Qalbigii madoobaa - Jooqle

Heestii Xulka aheyd ee Qalbigii madoobaa iyo Abdi Shire Jooqle












Jooqle - Qalbigii madoobaa
Listen Trailer
#1 By ibraahin 30 October 2011 04:18
wwwwww war jooqle wan ku salmay wan ka hela hesahaga waliba heesta adiga iyo sabax e tiraahda way iga dhan tahay waxananku le yahay nolow waxanan ahay rer har gaysa
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By Af dur-dur2 30 October 2011 05:32
Heestan QALBIGII MADOOBAA oo soo baxday 18-09.2011-OSLO-NORWAY..deeyoo.com

WAANA ERAYADAYDII ANIGOO AH.
ERAYADIIABWAAN/C/M.DEEQ oo kumagac dheer
C/laahi-TII. ama Af dur-durkii 2aad

MIRAHEEDU WAA SIDAN.


BEYDKA 1AAD

Muuq aan jecleystiyo.

Waxa tahay marley dumar.

Muunad iyo xishood iyo.

Ku mariiman edebtoo .

Aan weli miitaalkeed.

Marna dunida lagu arag.


Inkastood ku mudantahay.

Unugyada muhiimka ah.

Waxaad meel ku leedahay.

Wadnaha mooradiisee.



MAALINTEYNU KULANAA.

SIDA TAHAY MUSBAAX NUUR.

QALBIGII MADOOBAAAA.

SOO MAAXAY NUURKEE.

BEYDKA 2AAD

Mirahoo bislaadiyo.

Waxaa tahay mann iyo doog.

Ama ubax magooloo.

Ku abuuran maankoo.

Muudsada halbowliyo.

Dhiiga meera xididada.

Inkastood ku marantahay.

Maqalka iyo dhaayaha.

Waxaad minan ku leedahay.

Maskaxdiyo dareenkee.

Heestan QALBIGII MADOOBAA oo soo baxday 18-09.2011-OSLO-NORWAY..deeyoo.com

WAANA ERAYADAYDII ANIGOO AH.
ERAYADIIABWAAN/C/M.DEEQ oo kumagac dheer
C/laahi-TII. ama Af dur-durkii 2aad

MIRAHEEDU WAA SIDAN.


BEYDKA 1AAD

Muuq aan jecleystiyo.

Waxa tahay marley dumar.

Muunad iyo xishood iyo.

Ku mariiman edebtoo .

Aan weli miitaalkeed.

Marna dunida lagu arag.


Inkastood ku mudantahay.

Unugyada muhiimka ah.

Waxaad meel ku leedahay.

Wadnaha mooradiisee.



MAALINTEYNU KULANAA.

SIDA TAHAY MUSBAAX NUUR.

QALBIGII MADOOBAAAA.

SOO MAAXAY NUURKEE.

BEYDKA 2AAD

Mirahoo bislaadiyo.

Waxaa tahay mann iyo doog.

Ama ubax magooloo.

Ku abuuran maankoo.

Muudsada halbowliyo.

Dhiiga meera xididada.

Inkastood ku marantahay.

Maqalka iyo dhaayaha.

Waxaad minan ku leedahay.

Maskaxdiyo dareenkee.
» User Group: Members | Joined: 27.10.2011 | Posts: 0 | Comments: 1  
#3 By qoryoley 26 December 2011 05:26
hees taan waa hees aad iyo aad u macan badan eriyo macan ayaa ku jiro mahad sanid niin ka qadey iyo a.b.w.n ka qadey ba inta ba ok
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
none
coming soon