Kulmis Media » Heeso » Heesaha Hanuuniye

Listen song Heesaha Hanuuniye
Author
admin
Comments
Comments (14)
Views
Views: 11374
Date
17-05-2009, 08:00
Posted in: Heeso

Heesaha Hanuuniye

Xulka heesaha fanaanka weyn ee Hanuuniye
Xulka heesaha fanaanka weyn ee Hanuuniye

Caleemaha
Ganaane
Habeen Dhalad
Hooyo Macaan
Indhaha Ciida iga daa
Jaceylkeena ka weyn
Quruxdeydiiyey
#1 By khaliil 30 July 2009 13:41
heesihii hanuuniye
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By nasri 7 November 2009 10:00
walalayaal magaceyga waa nasri aniga ayaana ku soo darsaday
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#3 By ishwaq 18 November 2009 17:52
walalo ma ga ceyga waa ishwaq anigan ku soo dar saday
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#4 By Jabriil 8 January 2010 05:36
waad salaaman tihiin kuli
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#5 By Jabriil 8 January 2010 06:08
iska warama
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#6 By fitax 8 February 2010 12:20
wwwwwwwwwwww hanuuniye yaasalaam esahaaga aad ayaan ujeclahay

lakin waxaan aad kaaga codsanayaa sxb in aad soogalisaan heesta uu qaado hanuuniye oo ah kuma dayn karaayoo dadkaan kuugu jecelehee kuudaacad baan ehee wacadkii hasiidayn
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#7 By abdikadir 17 February 2010 08:29
Hi preside me over my raell best greating all of u ASC.
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#8 By rihaad salaad 22 March 2010 15:26
asl ugu horeeyn waxaan salaama yaa inta muslimka ah in taa kedib teegeerihiii ugu horee yey ee aan fanaantaa geero waxow ahaay hanuuniye ilaahadana isagaan taageeraa aad iyo aad waxaana lee yahay yaasalaam hanuuniye waxaan idinka codsanaa heessaha wadanigaa ee ugudan beeyay in aad noogu soodartaan oo ee ka midtahay xamaray heshii nabadana horseed halagula heshiiyee mahadsanidiin
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#9 By mohammed 11 April 2010 02:57
Hanuuniye waxaad tahay haleyey hooyanimada yaqaana xaqeeda
waana sida aayad quraan ah sidaad u soo dhigtay
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#10 By abdullaahi qorshe 15 December 2010 18:42
salaan sare dhamaan aqyaarta halkaan kawada socota waana figrad wanaag san in lahelaa meel bablik ah oo lagawada socon karo dhamaan dhalinta somaliyeed mahad sanidiin dhamaan dhalinta somaliyeeday oo hablo iyo dhalinba leh
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#11 By daahir mire 16 December 2010 13:07
hi asaxaab ta oo dhan waan idin salaamayaa salaan ka cadi waxaan idiin rajaynayaa hurumar

[color=#CC9933][/color]
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#12 By ridwaan hand 20 September 2011 14:11
waan salaamya dhamaan umada soomaliyeed waxaan ka codsaya inaad noo soo galisaan heesta tidhaahda waa cadaw jaceylkuye cildweeye ruuxn calmtaa daweeye noqo midaan ku ciilbaxo
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#13 By ayaan qurux 6 November 2011 10:59
waxaan idinka codsanyaa inaad isoo galisaan heesta hanuuniye iyo maandeeq ee tidhaahada malintaan ibarany kowdhe malintaan isaroosney laba dhe
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#14 By hanuuniye 4 December 2011 11:40
walal aniga ayaa kugu soo darsaday igala soo xiriira amailkaninsha allah
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
coming soon