Kulmis Media » Heeso » Maxamed Saleebaan



Listen song Maxamed Saleebaan
Author
admin
Comments
Comments (4)
Views
Views: 10653
Date
23-05-2009, 17:17
Posted in: Heeso

Maxamed Saleebaan

Hesaha Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Albumkii Nasteexo (Old School)
Hesaha Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Albumkii Nasteexo (Old School)








Ammaanada
Cajabeey
Deeqa
Jabaq
Nasteexo
Sannad_waliba
Shaafeec
#1 By Saami 23 May 2009 17:24
Deeqo, are you still in Germany, ma ku deyn karee halkee kaa raadiyaa.. Saleebaan nooloow
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By mursaltotti 16 August 2009 07:50
waayo iyo xasuusu ayey heesaha tubeec igu hayaan balse waxaan aad ugu xumahay anigoo dhagaysanayo xili aaysan dalkayga nabad iyo dowlada midnaba kajirn marka waxaan rajaynaya inaan ku dahgaysto wadankayga oo nabad ah amiin amiin.
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#3 By AADirie 24 October 2010 04:14
aad iyo aad ayaan u jecelahay heesaha maxamed Saleebaan tubeec kamana xiisa dhaco, waxaan filayaa in dadweynaha soomaaliyeedna igala mid yihiin arrintaa, waayo Heesihiisu ma qiima dhacaan waxayna la mid yihiin Labadii Riwaayadood ee la kala oran jiray Xoriyo iyo Waa maadeys dadku way metelayaan, labadaas Riwaayadood inta Duunku jiro ma qiimo dhacayaan.

Mahad allaa leh
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#4 By suad 24 April 2011 17:16
waw waw waw @mohamed saleban tubeec waa ka qeeliyay
uma maleenayo nin asaga lamid ah in uu somali ka so
bixi doono ilaahey waxan uga baryaayaa inaa naxaris aduunyo iyo mid aaqirobo siiyo

@mohamed saleeban tubeec WAXAN KU ORAN LAHAA RAAXADA ADUUNYADA ILAAHEY HAKUGU SIMO AAQIRANA MEEL ROON
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
http://kulmis.com/templates/kulmismedia/images/nocover.jpg
coming soon