Kulmis Media » Heeso » Duniya Ahmed Baraxow

Listen song Duniya Ahmed Baraxow
Author
admin
Comments
Comments (9)
Views
Views: 13107
Date
31-05-2009, 07:00
Posted in: Heeso

Duniya Ahmed Baraxow

Duniya Ahmed Baraxow iyo albumkeedii Barasho
Duniya Ahmed Baraxow iyo albumkeedii Barasho

Duniya Ahmed Baraxow - Barasho Abaal
Duniya Ahmed Baraxow - Barasho Abshir
Duniya Ahmed Baraxow - Barasho Boogtii-Jaceylka
Duniya Ahmed Baraxow - Barasho Calmasho
Duniya Ahmed Baraxow - Barasho Daxal
Duniya Ahmed Baraxow - Barasho Kalgacal
Duniya Ahmed Baraxow - Barasho Nasiib

#1 By Ayanina 23 October 2009 07:54
Lyrics by Ayamina Click show text
Calmasho by Duniya Axmed Baraxow
» User Group: Members | Joined: 23.10.2009 | Posts: 0 | Comments: 1  
#2 By Cimraan 9 March 2010 05:56

sxbayaal waan idin salaamay hadaad tihiin kulmis hanbalyo ayaan hawada idinsoo marinayaa runtii dadka waad haqabtirteen mar labaad baan idiin mahad celinayaa dhamaantin
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#3 By Ciise777 29 March 2010 11:12
duniyo mmmmmmmmm illaaah codka macaan hakuudaayo my abaayo qaali waxaa tahay fanaanad somali tan ugu qaalisan ana iga gudoon salaan kal iyo laab ah love

Ciise777,
caadi maaha codkaa idilay mamma mio
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#4 By maria 8 May 2010 10:10
waaaaaaaaw ala yaa cisag dunia cadeey walee fanaand jirta in aad tahya
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#5 By ali omarbashi 15 May 2010 04:36
asc waxaan halkaan ka salaamayaa dhamaan walaalaha ku tiirsan kulmis waxana markale salamayaa aqyaarta kulmis iyo fanaanada cusub ee dalkeena hooyo u soo baxaya waxan leeyahay good life ku noolada
» User Group: Members | Joined: 15.05.2010 | Posts: 0 | Comments: 2  
#6 By hafso 1 September 2010 19:40
woow hees fiican waaye heestaan maasha alaah
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#7 By cabdikariin 29 October 2010 16:10
wow weejirtaa hesta sxbayaal
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#8 By fartun 6 January 2011 18:33
nice walal u doing good job
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#9 By gurey 26 March 2011 16:20
asc aqyarta dhaman wad idinsalaamay salaan qaali ah runtii aadbaan ogahelaa walaashay duudu ii noolow waligaa
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
http://kulmis.com/templates/kulmismedia/images/nocover.jpg
coming soon