Kulmis Media » Heeso » Classical » Omar Dhuule Collection 2

Listen song Omar Dhuule Collection 2
Author
Faisal
Comments
Comments (19)
Views
Views: 29915
Date
15-09-2009, 10:05
Posted in: Heeso » Classical

Omar Dhuule Collection 2

Xulka Heesaha Omar Dhuule (Ala ya Raxma) Collection part 2

#1 By MOhamed Amiin 14 October 2009 16:23
Habeen wanagsan Sxbyaal Bahda KULMIS.Com Aad ayaad U mahadsantihiin.
aad ayaan u jeclahay Heesaha Cudoon ee Alfanan Omar Dhule .
MAHADSANIDIIN.
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By LEE 16 October 2009 18:13
thank you Kulmis for the top music, best place on internet. I
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#3 By Ahmed Hassan Farah 7 November 2009 09:26
sxb waxa ainaga maqan fananiinti wawaaynaayd ee Ilma Mooge.Gacaayte iyo qaar kaloo badan sxb inoo geliya kuwaasna halkan

tnx
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#4 By mustaf 30 November 2009 05:56
sxbyaal aad ayaan idinkiuugu mahad celinaa sida aad iskukugu howsheen in aad music soomalaalida aad ku ugu qaadaan

waxaan jeclaan lahaa heeskii cumar dhuule ee ahaa qadar dhacy canana maleh qalad waa lasixijiray labadii isu qalantaana qaar kal dilaayoo isu qoonsada jira
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#5 By mohammed 2 December 2009 11:25
good site but needs bit more work, am fan of Omar dhuule and my old time song is ( taan ur jiir goa ay) not impress by the copy you got on here, very bad copy so please sort tht out as soon and i will most defo inform my friends abt ur site.
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#6 By mustafe indho 2 December 2009 18:03
waxaan ubahany idika cod sanya heeso music only ah ayaan hadii aad tihiin boga kulmis

» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#7 By mustafa 28 January 2010 14:00
salaan sare dhamaantiin sxn kb cumar dhuule waa aabihii fanka somaliyeed heesihiisana waa in la soo badiyaa wali badhaw
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#8 By sakariye maxamed daahir shuuke alansari 19 March 2010 04:54
alaha unaxariisto cuma dhuule waa fanaan qaranka soomaaliya waxaan odsanaa inlasoo badiyo heesi hiisa ok
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#9 By mukhtaar xasan cali 25 March 2010 11:43
marka hore waxaan salamaya isku dubaridashaaya webka kulmis inta ka dib waxaan jecelahay heesihisa fanaanki wenyna alle ha uu naxariiste cuamr dhuuule cali inaad heesihiii soo badisaan insha laah iyo qaqar kale oo badan o halkna ka maqan
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#10 By cabdikadir boss 19 May 2010 03:42
waaaaaaaw ad ban u la dhacay hesan mcn dhabtii wan filayaa in aayihiin kuwo laga soo shaqeeyay thnkz ayan si hagar la'an ah idiin leeyhaay
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#11 By c/klsfoge 22 June 2010 16:03
ilahay nacariistiisa hawgu deeqo cumar dhuhle cali kadib waxaan salaamyaah asxaab ta kulmis meel kasta ay joogaan aad ban ugu xiranahay fanaaneenta somaliyaeed oo ay meeshan noogu soo bandhigeen thnks dhamaantiin
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#12 By liban 7 August 2010 12:51
waa idin salaamey aqiyaarta kulmis dhamaan
aniga waxaan aad u jeclahay hesaha
Comar dhuule
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#13 By anwar cali maxamad 19 September 2010 03:21
waad salaamantihiin akhayaarata halakana ku bahooway waan idin wada salaamayaa
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#14 By MIDGAAN MADHIBAAN 22 October 2010 14:48
WAA NINKII FANAAN TA AHAA EE AANU DALNEY AXYAA FANAAN DHEH
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#15 By abdifatah 11 December 2010 11:57
thanks for collecting somamali songs dear friends pls ad some classical songs song by precious somali singers
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#16 By curri 11 March 2011 15:39
waad mahad san tihiin idinkoo raali ah
thanks for music somali
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#17 By axmedc\raxman 13 April 2011 23:43
cumar dhuulah cali
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
coming soon