Kulmis Media » Heeso » Classical » Omar Dhuule Collection Part 3

Listen song Omar Dhuule Collection Part 3
Author
admin
Comments
Comments (15)
Views
Views: 34245
Date
21-11-2009, 17:35
Posted in: Heeso » Classical

Omar Dhuule Collection Part 3

Heesaha Omar dhuule (Allaha u naxariistee) oo xul ah qeybtii 3aad Codsi Asxaabta Kulmis aawadeed

#1 By asmo 22 November 2009 10:26
A/S/C MARKA HORE WAXAN SALAMA DHA MAN BAHDA KULMIS WAXA IDIN LE YAHAY SALAMA DHA MAN TIIN WADNA KUMA HAD SAN TIHIN SADA WEYN EE AD UGA HAQB TIR TAAN BULSHADA HESAHA MACAN WAXAN IDIN LE YAHAY INOO SOO BADIYA HESA HA
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By wadani 9 December 2009 09:23
dhmaan bahda kulmis waad mahadsantihiin cumar dhuuulo gaar ahan aniga waqtigaan an ku jiro hesihiisa badanaaa waa ay iquseyaan so waad mahadsantihiin
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#3 By c/qaadir 20 December 2009 20:36
walaalayaal waad mahadsan tihiin sida weyn ee ay ugu shaqeynayaan bulshadooda bulburtay meel walba ay dunida kajoogaan aad aad ayaad ugu mahadsan tihiin walaalayaal waa wax lagu farxo howsha aad bulshada uhaysaana oo ah heesaha iyo ila qosolka faniga ah sii kordhiya garabkiinana allaha galo
wad mahadsan tihiin
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#4 By Magubte 24 December 2009 09:22
Bal iminka sidaa loo duuban karayaa heesahan qiimaha badan, illeen heesaha badanaa IPOD baa lahu shubtaaye, waxaan idin leeyahay heesaha dadka u sii daaya!
» User Group: Members | Joined: 24.12.2009 | Posts: 0 | Comments: 1  
#5 By faysal cabduladir xasan 16 January 2010 12:03
asc salaan kadib waad mahadsan tihiin bahda kulmis tan labad heeso iyo wangsan aad nuuso dirtaan wana mahadsan tihiin dhamaan
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#6 By qadaraani 10 June 2010 01:36
asc salaan kadib waad mahadsan tihiin bahda kulmis waxaa u baahan nahay heeso aad iyo aad u badan oo xuul ah waa ku mahadsantihiin
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#7 By MOI KHADAR 25 June 2010 20:19
i realy like to use kulmis waayo waxa ku dhan murtidii soomaaliyeed oo idil

waxaan odhan karaa sidee uga dheragnaa suugaantantan
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#8 By ayaan 5 July 2010 11:57
wwwwww caleek aad iyo aad aan ogu heelay kulims masha allaaah alaya cisag
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#9 By nasser 30 December 2010 14:14
waaaaaaaaah waaaaaaaaaaah
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#10 By wanlaweyn boy 1 January 2011 00:18
walaalayal waan idin salaamyaa dhamaantiin sida aad udhan tihiin sanad wanagsan oo wacan
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#11 By muwaadin somaali 8 January 2011 04:59
kulmis dad xun ayaa tihiin haddii aad ka laaban waysan arintaad sameyseen waan idiinka shaqeyn doonaa sidaad udhantihiin
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#12 By hufane 24 February 2011 10:29
waan idin salmay kumid waxan idinku mahad celin naya sida ad inogo shageysan sida wanagsan ad u habeysan waxan idin leyahay mahdsanidiid
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#13 By Hassan 5 June 2011 01:06
It's great Somalia song i m so glad to see some people like you doing keep, in dream alife. good on you .. and well done.great work..
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#14 By BEELA 12 July 2011 09:26
allaha u naxariisro fanaankeyna CUMER DHUULE he's the best singer with soft voice and created his own music YAASALAAM !!!!!!!!!! WITH YOU BEST IN HEAVEN.
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#15 By diinimunye 5 May 2012 05:29
best wishes

all i wish in the best wix website

ths is own give us a god placer
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
coming soon