Kulmis Media » Heeso » Instrumentals » Somali Instrumental Part 5



Listen song Somali Instrumental Part 5
Author
Faisal
Comments
Comments (14)
Views
Views: 24353
Date
15-09-2009, 11:04
Posted in: Heeso » Instrumentals

Somali Instrumental Part 5

Xeesaha aan codka laheyn ee Qeybta 5naad. Somali Instrumental Part 5






#1 By mursal mohamed 24 September 2009 09:46
nice instrumentals i like it
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By maxamed cumar abshir 25 September 2009 07:50
anigoo ah maxamed cumar abshir waxaan ku noolahay switzerland waxaan rabaa inaan tijaabsado codkeega

anigoo maxamed cumar inaatijaabsado codkeega
ayaan rabaa
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#3 By mohamed12 17 October 2009 16:58
saxiib yaal yaa qaaday instrumentalka labaad ee ku qoran dadkii jaceylka igu saacideeya
» User Group: Members | Joined: 13.10.2009 | Posts: 0 | Comments: 2  
#4 By barta madow 25 October 2009 16:41
waxaa qaaday siide ali wiikey :winke d:

waxaa qaaday sidey ali wiikey ;D
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#5 By maxamed 27 October 2009 17:02
waxaan rabaa heesta cawaale adan ayaamaha cisiga lee ilaah cadil barakeeyay
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#6 By Sharmarke 28 October 2009 12:31
Thanks Hashim Yare
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#7 By Aweys yare 5 November 2009 20:33
hashim sxb am request iz himilo heeste xidix
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#8 By djkose 22 November 2009 13:22
ninka codkiisa tijaabinaya aniga ok ayaan u arkaa laakiin fadlan qolada dadku u bixiyeeen wejixunta ha nagu noqon, hore ayaan waxan maqli jirnay sixir barar lakin hada waxaa socda fanaan baraar, lakin hala baashaalo dadkii fakan waqtigooda u huray eee inasoo gaarsiiyey ha loodhaafo, sidaas ayuu fanku sharaf ku leeyahay qoftii rabta i ay fanaan noqoto heeso cusub ha keen sato.
» User Group: Members | Joined: 22.11.2009 | Posts: 0 | Comments: 2  
#9 By cabdirashiid yashin 26 December 2009 13:05
sxbyaal waxaan doonayaa inaan codkayga tijaabiyo heesataa cosobaxay laamod yey ayana rabaa
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#10 By PetuhovPetr30 29 August 2010 04:20
???? ???????? ????, ??? ?????? ???? ????? ???????? ????? ????. ?????? ??? ????? ?????? ????? ?????????? ????? ?????? ??? ?????? ?????????????, ??? ????? ?????? ???????? ?????? ????.
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#11 By faysal 19 October 2010 09:53
magacaygu waa faysal ahmed waxaan xiiseeyaa fanka somaliyeed waxan jeclahay in aan noqdo fanaan waxan halkan uga mahad celina dhalinyarada wabseedkan leh ee sida wanagsan noogu soo habaysay heesaha somaliga, aad ayanad ugu amahdsan tihiin in aad ku dhiiri gelisaan una fududaysaan dhalinyarta xiisaysa fanka sidii ay ku noqon lahaayeen fanaaniin wanan ka helay qaabka wanaagsan ee aad ugu samayseen instrumentalka thnks sxb hashim
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#12 By husse 15 November 2010 16:40
wa idin salamay sxbyal waxan doonaya inan tijabiyo codkeyga adinkoo raali ah e fadlan ha la isiiyo heesta hasan istiin ee galeydh ..mahadsanidin
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#13 By saleh 7 September 2011 19:47
saaxib qeyr ilaaheey haku siiyo waxa aad sameysey wax wax aay carabta yiraahdaan IBDAAC runtii runtii waa howl ay dhalinyaro badan oo soomaali ah aay u baahnaayeen marka waxaa codsi iga ah inaad noosoo badiso heesaha banaadiriga ah waxaan si gaar ah kaaga codsn lhaa hees uu heesay fanaankii weynaa dr raafi ee ku jirtey ruwaayadii imtaxaanka aduunka erayadeed aan wax kaaga taabto ( in kastoo carada ciishootey cirkana ila ooyey ma calool fiyoowaado) aad baadna ugu mahad san tahay
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
coming soon