Kulmis Media » Heeso » Instrumentals » Somali Instrumentals Part 8



Listen song Somali Instrumentals Part 8
Author
HashimYare
Comments
Comments (24)
Views
Views: 23491
Date
28-11-2009, 18:27
Posted in: Heeso » Instrumentals

Somali Instrumentals Part 8

Somali Instrumentals Part 8 By HashimYare.
Somali Instrumentals Part 8 By HashimYare.









Deeqa
Dhalanbaabi
Hooyo
Jeceylkaaga

#1 By Dajiye 28 November 2009 20:11
Haashim Yare waan ku salaamay Waan kaaga mahad celinayaa qeybta sideedaad aad noogusoo dartay. IIsoo dir sxb hadii aad waqti heysid.
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By mursal mohamed 30 November 2009 13:15
brother HashimYare i rap but i love all your somali instrumentals
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#3 By nas_moh 2 December 2009 23:24
brother hashim i would like to download some of your instrumentalas, is that possible
» User Group: Members | Joined: 1.11.2009 | Posts: 0 | Comments: 2  
#4 By kafi24 7 December 2009 04:43
sxb waad mahad santahay sida aad u nuurisay bejkaan ee siidaa ku wad sxb
» User Group: Members | Joined: 30.06.2009 | Posts: 0 | Comments: 2  
#5 By TaRmuuS 7 December 2009 14:55
Inaba caadi maahan
» User Group: Members | Joined: 7.12.2009 | Posts: 0 | Comments: 1  
#6 By Kc boYZ 8 December 2009 11:59
we love us instrumentals brother but we need gulled ahmed rejo instrumentals
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#7 By alto 8 December 2009 19:30
hashim mahadsanid adiga iyo bahda kulmisba mida kale hadii aad heli karto heesta barkinta ee axmed biif nosoo gali thnks
» User Group: Members | Joined: 8.12.2009 | Posts: 0 | Comments: 1  
#8 By ali 9 December 2009 14:32
ASCWW
SALAN BAAN IDIIN SOO GUDBIYAAY DHAMAAN WALAALAHA KULMIS AAD UQIIMA
BADAN IDIINA AHAYSA ASXAAN IYO WANAAG SAME KUNOOLAADA ILAAH IDANKII
WAXAA KALOON SALAA MAYAA WALKEEY QALI GA AH EE AAN KA AQAANOM HAWADA
HASHIM HASHIM WALALO SALAAN QIIMA BADAN BAAN HAWADA KUUSOOMARIYAAY TAA DABADEED WAD MHAD SANTAHAY UGAAS SARE
TAADA BADEED WAXAAN KAA CODSAN LAHAA INAAD KUSOO MUUJISO FANKA QAADAY
HEESAHA MADHAN EE MUSIGA AH PLZZZZZZ
WAXAA KALOO KAA CODSAN LAHAA INAAD SOO GARAACDO
YARTUWAXAY LASOCOTAA SAXIIBKEEY LILAHIYA SOOMAALI WAYNAY SIDEE BAAN WAX YEELAA OO AH TOONAHA ALAHA UNA XARIISTEE A SH KILER
IYO CANAB C N MACALI TOONAHA CN AASIR MAHAD SANIDIIN WALAAHA KULMIS
MAHAD SANID HAASHIM ASCWW
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#9 By Aweys yare 13 December 2009 18:16
hashim yare sxb thanxs fr the new style instrumentals. bro i would love sagal by Guled Ahmed and calaf iyo jacle by GUled bro if u can. thaxzzzzzzzzzzzzzz fr the good work keep it like dat bro
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#10 By HashimYare 26 December 2009 06:45
sxb weli magaraacin heesaha aad iga dalbateen, waa mashquulsanaa maalmahaan, hadaan garaaco anaa soo galinaa kulimis.com insha'allah.
» User Group: Members | Joined: 9.09.2009 | Posts: 6 | Comments: 27  
#11 By mohamed 30 December 2009 02:37
saxiib ragediay ayaatahy waanan kuu maadcelineeynaa sxb waxaad ku soo dartaa cawo iyo nasiib and inan yahay gab aatahay and oters thnks rother
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#12 By basbas 2 January 2010 18:32
maraka hore salan wacan oo wanagsan dhaman dadihiyasha kulmis waxan idin lehay sanad wacan oo wanagsan mell walba ood jogtan
marka xiigta waxan sii gara ugu mahad celinaya hashim yare oo runtii sii hagar la`aana noga haqab tiiray hesaha xulka qasatan hesaha bila coodka taas oo runtii aniga ii xisso galisay madama aan jeclahay inan noqdo fanan

sow, hashim yare sxb salan saree waxan ku soo marinaya hawada uu dhxaysa swden oon daganahay iyo halka aad jogtoo

happy new year brather
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#13 By muniir_4real 10 January 2010 11:22
sxb salaan sare ayaan dhamaan bahda kulmis hawada u soo marinayaa haashin waxaan kaa codsanalaa inaad ku soo darto heesaha uu qaado nuur cade iyagoo ah instrumentals thnx
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#14 By kaka_cadde 1 February 2010 07:36
sxb salaan sare ayaan dhamaan bahda kulmis hawada u soo marinayaa haashin waxaan kaa codsanlahaa In aad Soo Garaado Heeso Shidan Amean Kuwa Kacsan Siibo NIIKO Bro Iyo Xamarii waxaana Ku leeyahay Ilah Gacanta Kaama Gooyo Bro Well done...<3
» User Group: Members | Joined: 1.02.2010 | Posts: 0 | Comments: 1  
#15 By fahad 11 February 2010 19:15
Saaxiib hashim yare waa ku salaamayaa..muusikada dib loo garaaco ma sahlana markaaa..wixii aan anaga kaa dalbano second priorty ka dhig ha is dhibin .. laakiin kuwaad garaacdo soo gali waqtigaada yaan lagaa qaadin.. sida kale saaxiib aad aiyo ayuu qiimu u leeyahay muusikadaada high quality weeye (base and melody) yacni waa miisaamantay. halkaa ka wad aad aad ayaan kuugu mahad naqaynaa sidaa aad ( share) ka ugu fiicantahay....thnks

Fahad-- norway
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#16 By HashimYare 22 February 2010 10:32
waan ku salaamay Fahad, taasi waa run maalmahaan busy ayaan ahaa, laakin i got some more instruments coming soon, maybe today or tommorow insha'allah.


Hashim Yare
» User Group: Members | Joined: 9.09.2009 | Posts: 6 | Comments: 27  
#17 By gulled 24 February 2010 05:10
walal waan ku salaamayaa salaan kadib aad baan kuugu hanbalyaynayaaa musig aad u wanaagsan ayaad tumaysaaa maashaa alaaah
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#18 By yahye rohit 25 February 2010 13:58
WAXAAN JECLAHAY SUUGAANTA SOMALIGA AH WAXAAN KU NOOLAHAY UK

waa uu kabaxsaday sidauuugaraacayawaanbayaabaypppppl
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#19 By MUBAARIK CABDI CAALIN 12 March 2010 12:38
WAXAN HALKAN KACODSANAYAAA IN HADII AY JIRAAN HOBSEEDO KALE OO LAGA HELO
MUSIC KALIYA LASHEEGO AMA HOBESEEDKAN KULMIS.COM UUNOO SOOGUDBINKARO
MUSIC KALIYA UU IISOO GUDBIYO .
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#20 By naasir cunjuf fanaan cusub 29 March 2010 05:58
aniga oo ah naasir cunjuf waxaan kaga mahad celinaya sxp hashim yare heesahan aad noo soo galisay wabseed kan hana ka dalin ee ah qaraami music only aya yagana noo soo gali
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#21 By fanaan cusub 2011 20 October 2010 15:13
asc sxiib waxaan kacodsanaya hadii aad awoodo heesta calan somaliyed waayo jimcaha ayaan waxan leyahay tar tan hesta qofwaliba wadankisa marka blzz isoo dir hadii ay suuro gal tahay sxiib thanks my fanan cusub
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#22 By mursal waxaan ahay wiil soo koraya 30 October 2010 12:22
waxaan ahay wiil soo koraya jecel fanka walina soo shaax bixin ah na bilaa heeso waxaan kaa codsanayaa heeso lafoole ah inaad iisoo tuntid intaad karto si aan u qaado
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#23 By maxamed cali 27 December 2010 03:45
wan idiin salamay madaxda kulmis iyo mudanayaashaya calamigaa kulmis waxaan ahay wil da yar hadana raba in uu noqdo fanaan hadana jcla in uu ka dhex muqdo kulmis marka wakaa codsigeega jwbna isoo celiyaa walaal

waxaan tageera fanaanka dada yar ilakacase iyo cabdulahi ilka boqol waxaan jclahay heeso hooda in aan qado ilkacase barmudo boy ku jiran tageeraa rab kisa ooklae ayan diyariyaa marka garab hadad igu sin kartan music 2qof ii soo diyariya plz plz
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#24 By cawil 12 February 2011 14:43
Hashim salan sare sxb
waadna ku mahadsan tahay music aad inoo soo gelisay webka kulmis waxankaa socdanayaa inad ii soo dirto by Emaail musicga Hassan aden Samatar oo ah ma soomali baad tahay
adigoo mahadsan sxb hadii aaad awoodo

MAHADSANIDIN
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
coming soon