Kulmis Media » Heeso » Instrumentals » Somali Instrumental Part 6



Listen song Somali Instrumental Part 6
Author
HashimYare
Comments
Comments (33)
Views
Views: 28319
Date
29-09-2009, 09:29
Posted in: Heeso » Instrumentals

Somali Instrumental Part 6

Somali Music Instrumentals By HashimYare Part 6 (Heesaha aan codka laheyn)
Somali Instrumentals Part 6 By HashimYare.










Baxnaano
Dal Iyo Duunyo
Diidaneey
Gacan Gacan-Music
Haaja Makaa
Hashim yare
Super-Music Only
Wacaneey


Coming Soon..
Baxnaano
Dadka Ha iska weynen
Bilaajo.
#31 By mahamed 15 November 2010 18:25
waxan xagan ka salamya my best freind hashim yare salan gacltoyo oo kashka iyo labta ka soo goday tas on ku soo marinayo hawada u dhaxaysa france iyo halkad jogto
bro waxan ka codsanaya inad nogu soo dartiid musiga bila codka ah ed no soo xushay hesti lafole ee adunko dhan lolzzzz
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#32 By saciid yusuf 22 March 2011 21:43
asc sxbow ahashim yare sxbow waxa aan ak codsana hesta o ah music sxbow so gali lid waayey o qadaa maxamed nur jangow iyo suleqa yare hadii aad heeyso sxbow taas ayan raba sxbow mahdsanid broo
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#33 By shaakirson 24 February 2012 21:32
a,s,w,walaal Haashim Yare aad ayaan kuugu hanbalyeenayaa gacantaada wanagsan iyo sida aad noogu garaacdo heesaha really bro waxaan kaa codsan lahaa haday suura gal tahay in aad iga caawiso heestaan Gacan Gacan in aad miraheeda ii sooqorto ama fanaanka qaaday aad ii shegto si aan uhelo miraha bro aaad ayaan kuugu mahad celinayaa bro
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
coming soon