Kulmis Media » Heeso » Talents » Asad Aaden Haji Onkod iyo dhibka nolosha aadamiga



Listen song Asad Aaden Haji Onkod iyo dhibka nolosha aadamiga
Author
admin
Comments
Comments (10)
Views
Views: 7702
Date
13-06-2010, 08:37
Posted in: Heeso » Talents

Asad Aaden Haji Onkod iyo dhibka nolosha aadamiga

Asad Aaden Haji Iyo Heestii Onkod iyo Dhibka Nolosha Aadmiga. Music by HashimYare Waa heestii ugu horeysay ee maamulka kulmis la dhaco oo inoo soo direy Asad Adan asaga oo isticmaalaayo mid ka mid ah Heesaha aan codka laheyd Insturmentals ee uu Garaacay HashimYare
Asad Aaden Haji Iyo Heestii Onkod. Music by HashimYare Waa heestii ugu horeysay ee maamulka kulmis la dhaco oo inoo soo direy Asad Adan asaga oo isticmaalaayo mid ka mid ah Heesaha aan codka laheyd Insturmentals ee uu Garaacay HashimYare










#1 By YO-Y0 13 July 2010 12:02
Fanaankaan Da.da Yar iNaba Caadi Mahaaaaaaaaaaan Viva Sxb Fanaan Caadi eheyn Tahay Sii Wad heeSaha
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By Lora Kaahiye 5 August 2010 07:19

wow wow wow waan ka helay really, keep up brother u have a good cod cml.....
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#3 By najma saciid 8 August 2010 03:09
waaaaw marnaba caadi maaha fanaanka da'da yar leh
ar halkeen telkiisa ka heli karaa aan gaad gaade inuusan soo bixin
bro walaahi cod maasha allaah baad leedahay keep it Up .... nice voice
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#4 By HashimYare 1 September 2010 03:03
Fanaanki codka baxsanaa Asad Aaden Haji, caadi ma'aha sxb, keep it up.
» User Group: Members | Joined: 9.09.2009 | Posts: 6 | Comments: 27  
#5 By asad 4 September 2010 08:49
Thanks bro hashim Yare
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#6 By mc fabregas 14 January 2011 17:20
walaahi waa fanaan rasmi ah ninkaan masha alaah sxb sii wad run ahantii 100 kun oo meelaha kaqeelsho ayad ka codmacantahay viva haashim yare
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#7 By (^_*) 6 February 2011 18:23
Wwwwwwwwwwwwwwwww!! ma aboowe iga dheh cod maaku dhamaaday yaqeey maasha allah isha baxarka biyaha maayada yaqey mwaaaaaaaaaaaaaaaah!! ya ar th best dear take care yaqey keep doin cml nhhhh(^_*)
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#8 By juweriya qalanjo 5 June 2011 07:15
woooooooow masha caadi matihid fanaaaaaaaaaaaaaan asad my fanaan aan jeclahay heesha aad qaado wa< jirtaa masha alaah fanaaaaaaaaaaaan jiraa tahay noolaaw qaali caadi matihid afkaada caana lugu qabay my qaaliYO-Y0,
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#9 By wiil asal ah 5 June 2011 08:32
maasha alllaaah ina adeer walleee adaa ka qaaday kuwa meelaha ka qeyliya ,
keep it up bro maasha allaah aad baan ula dhacay talanti fiican baad leedahay sxb
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#10 By juweriya qalanjo 5 June 2011 09:32
woooooooooooow fanaan caadi mahid masha alaah axsan fanaaaaaaaaaan fana rasmi tahay masha alaah
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
coming soon