Kulmis Media » Help



Help

Ku Soo Dhawaada Boga Madadaalada Kulmis.

Qeybtaan waxaan ugu talo galnay in aan ku sacidno bahda kulmis si ay dhib la' aan uga faaideystaan howlaha aanu u heyno bulsho wynta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Suaalaha ay maacaamisha na soo weydiiyaan qar ka mid ah ayaan ugu horeysiineynaa iyo jawabahooda.

Sidee u dejin karaa Hees ama Heesaha?

Dejinta Heesaha waa sahal, Raac faahfaahimaha Bogaan http://kulmis.com/main/198-heesaha-oo-dhan-waa-la-soo-dejin-karaa.html

Waxaan u baahanahay in hees Musigeeda la ii garaco, ma i cawin kartiin?

Suaashaas macaamiil faro badan ayaa na soo weydiisay, jawaabteedana waa maya.. Maamulka kulmis aqoon ma u laha garaacida heesaha, waxa qeyb ka qadan jirey codsiyada asxaabta DJ-yo kulmis howshaa ka saacida, laakin howlaha aduunka ayaa mashquul ka dhigay DJ-yadaas codsiyada oo batay awadeedna, waqti wey u heli waayeen.

Waxaan ahay Fanaan, Hees ama heeso ma soo gudbin karaa?

Dabcan! Faahfaahin buuxda waxaa ka heli kartaa bogaan http://kulmis.com/fanaaniinta.html

Waxaan soo direy heeso ama hees, welina lama daabicin, sidee wax u jiraan?

Hadii aad ku soo dirtey emailka maamulka kulmis ee ah ezmacil at gmail dot kom, waxaa laga yaabaa in ay qeybta trashka ama spamka raacday, si kastaba waxa haboon in aad sugto illaa isbuuc, hadii aad weyso jawaab celina qalad ayaa jira, mar kale ayaa haboon in aad soo dirto!

Qeybta Shukaansiga ee kulmis maxa helay?

Waxaanu ku guda jirnaa in aan sameyno qeyb u qaas ah Isbarashada mar dhow?

Kulmis.com ma iib baa, waxaan u baahanahay in aan iibsado?


Maya! Dad fara badan ayaa suaashaas na soo weydiyey, jawaabteedana waa maya.

Waxaan ahay ahay maamule website, maamulka kulmis qeyb ma ka geysan karaa wada shaqeyn?

Dabcan haa..

Qeybaha kale ee caawinaada weey soo socdaan , insha alaah