Sida loo isticmaalo isbarasho waa sahal. Marka hore waxaa u baahan tahay in aad iska diiwan geliso isbarasho. Waxaa u baahn tahay email sax ah, waayo emailkaada qalad hadii uu yahay ma ku suurto geleyso in aad xubin ka noqoto. markii aad is diiwan geliso, waa in aad...
Qeybta ugu muhiimsan ee isbarasho waa, isdhaafsiga fariimaha. Qof kasta oo
xubin ka ah isbarasho Furan, fariin qof kale wuu u diri karaa, si la mid ahna
wuu ka heli karaa dadka isdiiwan geliyey.
Sidee qof ugu diri karaa Fariin?
Waa sahal. Marka hore raadi qof faahfahimaheeda ama faahfahimahiisa ku
qanacsan...