Kulmis Media » Info » Heesaha oo dhan waa la soo dejin Karaa!



Listen song Heesaha oo dhan waa la soo dejin Karaa!
Author
admin
Comments
Comments (4)
Views
Views: 13240
Date
1-06-2010, 14:31
Posted in: Info

Heesaha oo dhan waa la soo dejin Karaa!

Yes!! Heesaha oo dhan waa la soo dejin karaa!
Markii hore heesaha dadka aqoonta sare u leh ayay u suurto geli jirtey in ay soo dejiyaan, laakin hada qof kasta ayaa soo dejin kara! Waxa kaliya oo u baahan tahay in aad Mouseka dhanka ama badanka bidix ku riixdid heesta aad rabtid, waxana kuu soo baxaysa shaashad yar oo aad ka hagi kartid heesta ama heesaha. Riix meesha ay ku qoran tahay Download this Track, kadib save, Heesaha oo dhan sidaas ayaa ku soo dejin kartaa!

Heesaha kulmis gebi ahaan ma laha astaan xayeysiin, inkasta oo ay ku jiran heeso badan oo Qaas ahaan kulmis ay Fanaaninta Soomaliyeed hibo ahaan ugu soo direen.

Asxaabtaada u sheeg in Kulmis heesaha oo dhan si bilaash ah looga soo dejin karo!
Last edited by : admin - 19-09-2011, 04:25
Reasons: updated
#1 By xasan mahamud 31 July 2010 18:06
mahadsanidiin codsi dajin heeso suurta galin kulmis media anoo kadijinaayo mobil si ay iigu suurta galeysa mahadsanidiin dhamaan asxaabta
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By qattar waa 6 October 2010 12:25
waxa la dajinaa maxaa waaye oo waalan? download track= duubo heesta!
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#3 By cadde 26 October 2010 18:51
waan idiinkaga mahad celinayaa caawimaaddiinna
» User Group: Members | Joined: 26.10.2010 | Posts: 0 | Comments: 1  
#4 By qorane maxamed 9 November 2010 10:01
waa ku waa heesihii
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
coming soon